Facebook Comments

AfrikaanAqoon Guud

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

AkhriFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshadaQoyska & Horumarinta Bulshada

RAGII DUMAR WAA U CADAW!!!

Safar dheer oo dhibaata badan laha waxeey si nabad ahi ku timid wadanka Holand durbadiiba waxeey gaadhay halkiii aay ka heli laheeeyd sharciga waxaan loo sheegay ineey ku noolato xeradaan malma markii aay ku jirtay noloshii xarada ayna laqabsatay ayeey Gabadhii waxey is’barteen wiil  dabeecad wanaagsan maalmo kadib waxa uu usoo bandhigay inuu jecelyahay uu San’na kaga  maarmin weyna laqaadatay arinkii ayada oo aad ugu  faraxsan Xiriir koodi maalmo kadib waxa ey noq’deen kuwa dadka kasoocan is’kuna daba jooga sidii qof iyo hoos kiis waxaana loogu yeedhi jiray lamaanihii dhab’ta ahaa  balse uur iyo ALLAH  ayaa is ‘og hasa ahaatee …

Read more 0 Comments
AkhriQoyska & Horumarinta Bulshada

5 SANO KADIB SACABADA HOORSO!! (QEEBTII 2AAD)

 La soco qeybtii 1aad ee ka horeysay qeybtaan………..              Qeybtaan waa qeybta 2aad…………………. Aamus naan gaaban dabadeed hal-mar ayeey xoog u neefsatay waxeeyna iska baadhay awood aay ku gudbiso waxa ka dhax guuxaya oo uu Khaalib na aad u daneeynaayo, halmar ayeey cod gaaban oo leh xabeeb ku tiri “Waxaan la noolahay. Qoys caddaaladu aay ku yartahay danina aay I baday waxaan la kulmaay dhibaatooyin kala gadisan kalana duwan hooyada, guriga waa ruux marwaliba ii quurin indhaheeda. Wax waliba oo xumaan ah na aniga ayeey ila jeceshahay ineey igu soorto waxaa jira habla ilasiman da,ahaan …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

La Dagaalanka Caabuqa Covid-19 iyo Baraha TikTok

Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa ka jirtay xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walba la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii. Qofkii ugu horreeyay ee laga helo fayraska faafa ee korona dalka Norway ayaa aheyd haweeney ka soo laabatay safar ay ku tagtay dalka Shiinaha, dhammaadkii febraayo. Qofkii u horeeyay ee u dhintana uu noqdey odey waayeel oo bukaan ahaa. Waxuu dhintey 12-kii maarso. Isla maalintaa ayay dowlada Norway soo rogtey talaabooyin xakameyn ah, si faafida caabuqa loo xadido. Hay’adda Caafimaadka Aduunka, WHO ayaa 11-kii Maarso ku dhawaaqdey in feyraskii uu ka gudbey xaalada cudurada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Culumada Sayniska ee Daaha Ka Qaaday Aragtida Atamka

Democritus Dalton waxa uu noolaa intii u dhaxaysay 470BC ilaa 380BC waxa uuna ahaan filasoof Giriig ah, waana ruuxii u horeeyey ee daaha ka qaaday fikrada atamka. Democritus waxa uu aaminsana wax kasta oo aduunka yaala ama kuxeeran in ay ka samaysmeen atamyo, atamyadaas oo ah ilma-aragtay. Democtrus waxa uu soo qaatay gabal maatar ah waa uuna u qaybiyey labo, hadana labadii mid ka mid ah ayuu labo usii kalo qaybiyey wuuna waday kalay qaybintii ilaa uu gaaray bar aan labo loogu kala qaybin Karin taas oo uu Democritus uu ugu yeeray atom. Democritus waxa uu yiri: Maatarka oo dhan …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Adeegsiga Maaskarada, Dhib iyo Dheef

Waa maxay maaskaradu(face mask)? Maaskaradu waa mid ka mid ah sahayda caafimaad ee daboola afka iyo sanka, ujeeddada isticmaalkeeduna waa ka hortagga gudbinta dhibcaha ay ka buuxaan fayrasyada iyada oo loo marayo nidaamka neefsashada qof ilaa qof kale. Goorma ayey waajib tahay in la xidho maaskarada. Madaxda hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo jeediyay in aanay dadku xidhan masarka afka lagu xidho, marka laga reebo dadkan soo socda oo ay tahay waajib inay xidhaan maaskarada: Qaf qaba cudurka corona fayras Shaqaalaha caafimaadka ee latacaalaya xanuunka Qof daryeelaaya una adeegaaya qof qaba xanuunka. Qof looga shakisan yahay xanuunkan, ama leh …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!