Facebook Comments

AfrikaanMaxaa Cusub?

Ilbaxnimo kastaa waxay ku qotontaa taariikh bulsho oo wax laga bartay.

Caafimaadka iyo Sayniska

Kor u Kac Ku Yimid Heerka Cudurada Kansarka Iyo Kaadi Macaanka ee Dalka Soomaaliya |Tukesomalism.com

Hadaba waxaa is weydiin mudan waxa sababay in cuduradaan ay dalka Soomaaliya aad ugu soo bataan oo aad arkeysa boqolaal la ildaran cuduradaan. Dad badan ayaa aaminsan in ay cuduradaan keenaan dhibaatooyinka farada badan ee uu shaqsiga la kulmo  kuwaas oo ku abuura cabsi iyo walwal fara badan balse waxa dhabta ah ee keenay in cuduradaan ay dalka ku sii fidaan waa soo dhoofinta Cuntooyinka iyo daawooyinka dacay. Maadaama aysan jirin waaxda taya dowrka cuntooyin iyo daawooyin ee dowlada Soomaaliya, waxaa dhacday in ganacsato Soomaaliyeed ay wadanka soo galiyaan maalin kastaa cuntooyin iyo daawooyin dacay kadib na marka ay dalka …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshadaSiyaasadda & Diplomasiyadda

Soomaali Waa La Duugi Rabaa?

  Dalkayaga waxaa uu ubaahanyahay dad leh maskax nashaadsan, haddii dalka uu gacanta usii galaya shisheeya yaa abuuri karo isbedel? Dowlada aynu deriska nahay ee Itoobiya waxay  balan qaaday dhowr qarni ka hor in Soomaaliya gebi ahaanba la wareegaan, hadda waxaa muuqda in wax badan ka hergelayaan ujeedkii ayna naga laheed. Miyaad naxariis ka sugeysaa nin aad awoowgii baday inuu cuno hilib cayriin ah? Waa may, waxaa hubaal ah in hadafkooga u hergeli doona waqti dhaw haddii aan la helin dhalinyara isxilqaamta oo mara wadadii  dhalinyaradii SYL. Waxaad arkeysaa marka aad tagto gobolada Soomaaliya ee xaduuda la leh Itoobiya rag …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

Ururka 1 ee curiyayaasha

  Joog utaxa kal-galka curiyayaasha ayaa loogu yeeraa ururo. Curiyayaasha isku ururka ah waxa ay lee yihiin astaamo is shabaha ama isku eg. Kal-galkan hoose waxa uu ina tusayaa urur 1 oo ay kamidka yihiin Liityam (Li), Naatariyam (Na) iyo Kaaliyam (K).   Astaamaha urur 1 Ururka 1aad ee curiyayaasha waa biro. Waxa ay gudbiyaan korontada. Waa ay birbirqaan. Waa ay ka jilicsan yihiin inta badan biraha kale. Si fudud ayaa midi loogu kala jari karaa. Bar dhalaalka iyo bar karka urur 1 Curiyayaasha ururka 1aad waa ay ka bar dhalaal hooseeyaan marka lala barbardhigo biraha kale intooda badan. Jadwalkani …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Buuggii Caafimaafdka Nazi oo Wali Loo Adeegsanayo Qalliinnada

Dr Susan Mackinnon waxay u baahatay caawimaad mar ay qalliin ku sameeyneysay neerfaha, waxayna nasiib wanaag heshay buug anatomy ah oo la qoray bartamihi qarniga labaatanaad. “Aad baan uga mahadcelinayaa sawirka cajiibka ee gacan ku sameyska ee aan buuggaasi ka helay ee muujinaya qaab dhismeedka jirka qofka” ayey tiri Dr Mackinnon, oo jaamacadda Washington wax ka dhigta waxayna sidaa ku dhammeysatay qalliinkeedi. Buugga qalliinkeeda gacanta ka siiyey ee ay isticmaashay ayaa wuxuu si cad u qeexayaa dhismaha jirka bani aadamka oo dhanwalba ah, buugaasoo noqday tusaalaihi ugu wanaagsanaa ee sawirrada jirka qofka laga qaadan karo. Sawirradana waa kuwa aad u …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Kaarboonka iyo Isku –dhisyadiisa

  Kaarboon: Xooga yar oo xaddi kaarboon ah ayaa laga helaa oogada sare ee dhulka. Waxaana loo heli karaa Dhaymon iyo Rasaas ahaan, kuwaas oo ah Jinsiyada kaarboon. Dheemmanku aad ayuu u adag yahay, waana adke nadiif ah oo lakala jabinkaro la iskuna cadaadin karo ayadoo la isticmaalayo dubbe. Rasaasku waa madow adke dufan leh. Dhuxusha iyo danbasku waa noocyo kamida Rasaaska, waxa ayna kasamaysmaan gubashada alwaaxda, dhuxul dhagax (dhulka hoostiisa ayaa laga qodaa) ama lafaha noolaha. Kaarboon labo oksaydh (CO2): Hawadu waxa ay ka kooban tahay 1% gaaska kaarboon labo oksaydh, xataa jiritaanka xadigaas yare e kaarboonka la’aantiis maanu …

Read more 0 Comments


Facebook Comments
error: Content is protected!!