Facebook Comments

AfrikaanMaxaa Cusub?

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

AkhriFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshadaQoyska & Horumarinta Bulshada

SHEEKO KU SAABSAN BAARINIMADA “CALQAMAHA”

 Calqamah waxa uu noolaa waqtigii Nabiga (Scw) waxa uuna ahaa mid salaad, soon, iyo sadaqo badan kuna dadaala cibaadada. Markii aysoo dhawaatay geeridiisa ayuu calqamah xanuunsaday xanuun daran xaaskiisa ayaa Nabiga (Scw) usoo carartay una sheegtay xaalka ninkeeda Calqamah. Nabiga (Scw) waxa uu diray Camaar, Suheyb, iyo Bilaal Rc, waxa uuna ku yiri: “aada oo usoo laqima shahaadada”, Wey aadeen waxeyna u tageen isaga oo ay nafta kusii dabo-yartahay waxa ayna bilaabeen in ay u laqimaan shahaadada, balse carabkii Calqamah ayaa diiday in uu ku dhawaaqo shahaadada. Arrintii Nabiga (Swc) ayey u sheegeen. Nabiga (Scw) waxa uu yiri: Waalidiintiisa wax …

Read more 0 Comments
AkhriFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshadaQoyska & Horumarinta Bulshada

Miyaa lagugu Toley?!!!!

Isagoo xarago la tiicaya sidaa diigana u talaabsanaya ayuu dhanka midig wadiiqo yar oo wadada weyn kaga soo dhacda  mudh kasoo yidhi, waxa uu usii jeeda dhankaa iyo maqaaxida camiran oo casarkii caruur iyo ciroolaba il yartu is qabato, sheeko nooc walbana lagu qaada dhigo, shaah iyo sharaab midkii la doonana laga cabo ayaa waxa isna meel aan saa uga sii dheerayn baabuur kaga soo dagey odey caawiye oo ah nin agaa iyo agaagaarka aad looga yaqiin bulshada u ku dhex nool yaheyna  magac iyo waji fiican ba ku leh. Judhiiba waxey indhihiisu ku dhaceen mijaha aanad birqaabka ka garan …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

Maxaa Ka Jira in Toonta iyo Biyaha Kulul ay Daawo u Yihiin Cudurka Korona?

Coronavirus ayaa dunida si xawli ah ugu soo baahaya mana jirto dawo illaa iyo hadda loo helay. Nasiib darro se taasi ma aysan joojin talooyinkii caafimaadka, oo isugu jira kuwa aan wax tar lahayn iyo xitaa kuwa kaba sii dareen khartar ah. Waxaanu eegeynay qaar ka mid ah sheegashooyinka ugu baahsan ee lagu wadaagay baraha bulshada, iyo waxa ka run ah marka la eega seyniska: 1. Toonta Qoraallo badan oo ku talinaya cunista toonta, si looga horgato fayraska Korona ayaa lagu wadaagay barta Facebook-ga. Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa sheegeysa in inkasto oo ay tahay “cunto caafimaad leh haddana …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Madooneysa Inaad Hurdo Fiican Hesho? Hadaba raac 5-taan Qaab

Maka daashay inaad xal u hesho hurdo la’aanta marka aad sariirta tagto? Halkan hoose ka akhriso shan qodob oo muhiim ah oo kaa caawinayo dhibaataas. 1. Marka hore waa in aad daalan tahay Waa Muhiim inJimicsi kugu filan aad sameyso maalin kasta balse iska ilaali inaad jimicsi samyeyso afarta saacadood ee ka horreysa xilliga jiifka sabatoo ah waxa uu kicinayaa Hormoonka adrenaline. Iska ilaali hurdada maalinkii haddii aysan hurdada kugu yareyn habeenkii, Seexashada maalinkii gaar ahaan wixii ka dambeeya afarta galabnimo waxay sababbtaa iney hurdada habeenki ay kuu gooyso ama aad weyso. 2. Ka warqab cuntada iyo cabitaanka aad isticmaasho …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Waa Kuwee Cunnooyinka Aan Loo Ogaleyn Inay Cunto Hooyada Xilliga Uurka Leedahay?

Hooyada inta ay Uurka leedahay waxaa ku imaado isbadallo badan taasoo keenta Hooyada inay cunno fiican qaaddan weydo. Inkastoo Hooyada cuno xumo lagu arki karo xilliga Uurka haddana waxaa muhiim ah  in aan siinno cunno dheelitiran. Waxaa Hooyada lagula taliyaa cunnoyinka in ay qaaddato haddab inta ay awoodo ayada oo waliba ku noq-noqaneyso, maadama canugga caloosha ku jiri uu koraayo Hooyada waxay u bbaahan tahay nafaqo ka badan xadigi ay horey u qaaddan jirtay. Waxaa jiro cunooyin aan Hooyada loo ogaleyn in ay qaaddato xilliga Uurka. Haddii aan horey u maqali jirney daawoyinka qaar looma ogalo Hooyada xilliga ay Uurka …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!