Posts tagged Waa Maxay Maamulka Qeyraadka Aadanaha? Tukesomalism.com


Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta

Waa Maxay Maamulka Qeyraadka Aadanaha? |Tukesomalism.com

Waa geedi socodka iyo qorsheynta shaqaalaha si ururada u noqdaan ururo qiimo ama tayo fiican leh. Maamulka qeyraadka bini’aadamka waa qeybaha ugu muhiimsan ee lafdhabarka u ah shirkada ama ururada kale ee caalamiga. “Maamulka Qeyraadka Aadanaha  waa maareynta shaqaalaha iyadoo culayskana la saarayo shaqaalaha sidda hantida ganacsiga. Macnaha ayaa ah in shaqaalaha ay soo celiniyaan maalgelintii lagu sameeyay ganacsigaas, balse shaqaalaha ma soo celini karaan maalgelintii shirkada lagu sameeyay haddii aan lala imaanin siyaasad maamuli karto shaqaalaha” Haddii aad tahay maamulaha qeyraadka aadanaha waxaa loo baahanyahay inaad marwalbo la timaado siyaasad ka turjubanayso inaad si toos ah u maamuli kartid shaqaalaha …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!