Posts tagged Dabeecadaha Ururada – ‘Organizational Behavior’


Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta

Dabeecadaha Ururada ‘Organizational Behavior’

  Waa maado muhiim u ah dadka maamula ururada ka shaqeeya bixinta adeegyo ama badeecadaha inta badana waxa ay diirada saartaa dabeecadaha shaqaalaha xiliga ay joogaan goobta shaqada iyo nuuca xiriir ee ka dhexeeya ururka, shaqaalaha dhexdooda iyo shaqaalaha iyo ururka. Sida caadiga ah, waa mid dabiici ah dhaqanka iyo dabeecaha shaqsiga kala duwanaasha ka dhexeeya dadka, waana mid si dabiici ah loogu beeray ahna mid rabaani ah. ” Urur waliba oo guuleysta ama guul dareysto kuna fashilmo bixinta Adeegydiisa iyo beecadihiisa waxaa saameyn ku leh qaabka ay isula dhaqmaan shaqaalaha dhexdiisa, shaqaalaha iyo ururka iyo maamulka ururka” Mar waliba, …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!