Posts tagged Cashirkii 1aad: Barashada Luuqada Ingariiska


Barashada LuuqadahakoorsooyinkaLuuqada Ingariiska

Barashada Luuqada Ingariiska

  Cashirkii Koowaad: Barashada Luuqada Ingariiska (English Learning Language) Luuqada English-ka waxay  ka  kooban tahay 26 xarfood oo ka billawda xarafka (A,) kuna dhamaada xarafka (Z). Alphabets (capital letters)  (Iyagoo xarfaha waa weyn) A  B  C  D  E  F  G  H  I  J  K  L  M  N  O  P  Q  R  S  T  U  V  W  X  Y  Z Small letters (xarfaha yar-yar)    a  b  c  d  e  f  g  h  I  j  k  l  m  n  o  p  q  r  s  t  u  v  w  x  y  z Xarfahaas waxaa loo qaybiyaa labbo nooc oo kalla ah shaqal …

Read more 6 Comments
error: Content is protected!!