Posts tagged 8 Qodob oo Fure u Ah Helitaanka Wax Akhrin Nacfi badan


Qoyska & Horumarinta Bulshada

8 Qodob oo Fure u Ah Helitaanka Wax Akhrin Nacfi badan

Wax akhrisku waa sheyga ugu muhiimsan ee hab dhaqanka iyo hab fikirka qofka wax weyn ka qaata kana caawiya inuu qofkani hadhow wax ikhtiraaci karo, anba uu qof kan oo dhan noloshiisa wax ka baddalo. Waad la socotaa in ayaaddi koobaad ee nabigeena udgoon kuso dagtaa ahayd إقرأ oo macnaheedu yahay akhri, may ahayn صل oo tuko ah anba soonba balse waxey ahayd wax akhri, faa,idada wax akhrisku waa wax macluum ah oo la isla wada garanayo runtii. Balse anigu xagan waxan kaga hadli doona inaga oo soo kobaya, Bal sidee ayaa loo akhriyaa buuggaagta aad cilmiga ka faa’ideysid. Markaa …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!