Posts in category Caafimaadka iyo Sayniska


AkhriCaafimaadka iyo SayniskaCaafimaadka iyo Sayniska

Sideen Kuheli Karnaa Aayodhiinta (iodine)?

Aayodhiinta inta badan waxaa laga helaa cunnooyinka aan cunno caadi ahaan, gaar ahaan cunnooyinka cusbada leh, qudaarta iyo cunnooyinka laga helo badda. Waxaa jiro xilliyo uu jirkeenu ubbaahanyahay aayodhiin, waana marka ey jirkeena kuyaraato aayodhiinta, waxaana yareeyo cudurro laxiriiro qanjirka soo saaro aayodhiinta ee looyaqaan (thyroid gland). Aayodhiintu waxa ey leedahay xaddi loogu talagalay qiyaas ahaan 15–20 mg, 80% oo kamid ahna waxaalaga soo daayaa qanjirka thyroid-ka. Calaamadaha Lagu Garto Yaraanshaha Aayodhiinta jirka? Dhuunta oo soo buurato. 2. Miisaanka oo sidhaqso ah u siyaada. 3. Tabar darri iyo daal. 4. Garaaca wadnaha oo isbedala ama qal-qal uu kudhaco. 5. Caado …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 10aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

Wadno Xanuun Inta badani waxay dhacdaa markii mid ka mid ah halbowlayaasha dhiiga u sida wadnaha ay xirmaan. Wadnaha waa xubinta u qaabilsan jirka in ay bamgareeyso dhiiga wadnaha waxuuna u qeeybsamaa la qeybood oo kala ah ruga bidix iyo rugta midig. Rugta bidix waxaa soo galo dhiig nadiif ah oo oksijiin badan leh kaas oo uu wadnaha u bamgareeyo jirka intiisa kale si uu aga faa’ideysto iyo Rugta midig, waxaana soo gala dhiig wasaqeeysan oo uu karboonku ku badan yahay dhiigaasi waxuu wadnaha u bamgareeyaa sambabada si ay ugu daraan ogsijiin ugana nadiifiyaan karboonka ku jiro. Calaamadaha Xabadka oo …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 9aad ee Gargaarka Degdegga ah |Tukesomalism.com

Sumow Sun waa wax alaale ee markii uu qofka taabto ama laqo awood u leh in ay u keenaan qofkaas dhibaato, taas oo sababi karta dhimasho. sumow gu waxuu u dhici karaa labadaan nooc oo kala ah mid kama ah iyo mid kas oo uu qofka u qasdiyo in uu isticmaalo suntaas. Suntu waxay jirka  ku gali kartaa siyaabahaan soo socda:. In ay ka gasho afka (Mid adko ah iyo mid dareera ah labaduba) In ay ka gasho maqaarka (Cirbad lagu mudo qofka ama qaniinyo) In ay ka gasho sanka (Sida gaasaska kala duwan iyo qaaca sumeysan) Suntu waxa ay …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 8aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalis.com

Gubasho gubashadu waxaa loo kala qaadaa qeybahaan soo socda Gubashada heerka 1aad waxaana loo yaqaanaa afka qalaad (Superficial) Waxaa uu dhaawac gaaray oo kaliya qeybta ugu koreysa maqaarka oo loo yaqaan  epidermis. Calaamadaha gubashada noocaan waxaa ka mid ah in uu maqaarka gaduudto, barar yar iyo xanuun. Tani waxay bugsootaa ayadoon ku reebeynin nabaro jirka. Gargaarka Gubashada Dhex gali biyo qabow ah qeybta gubatay 10 ilaa 45 daqiiqo ama isticmaal maro qoyan. Qaboowga waxaa uu joojiyaa in uu dabka ku sii fidin unugyada kale ee jirka. Waxaa kale oo aad isticmaali kartaa Aloe iyo Moisturizer lotion. Heerka Labaad Ee Gubashada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 7aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

Neefsasho Neefsashada caadiga ah waxay muhiim u tahay in uu qofka noolaado. Waxyaabaha Keena Neefsasho La’aanta. Dhaawac gaara qeybta neefsashada qaabilsan ee maskaxda. Neerfayaasha ama murugyada neefsashada oo naafooba. Dhibaatooyin gaaray sambabadda. Hafasho. Cudur Calaamadaha neefsashada aan caadiga ahayn. Xafabadka oo dhaqdhaqaaqa yareeya. Dhawaq aan caadi ahayn ee uu qofka sameeyo markii uu neefsanaayo. Dirqis mararka qaar. Walaac farabadan. Maqaarka oo midibkiisa isbadalo. neefsashada oo saa’id noqota ama hoos u dhacda. Qofka oo aan u istaagi karin si toos ah. Sida loo hubiyo neefsashada Hubi dhaqdhaqaaqa habdhiska caloosha ama qeybta xabadka. Dhageeyso neefta sanka iyo afka ka soo baxeeyso. tani …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 6aad ee Gargaarka degdegga

  Dhiig Bax Dhiig bax waa waxyaabaha ugu badan ee keena dhimashada sidaa daraadeed, joojinta dhiig baxa dibada  waa in la siiyaa ahmiyada kowaad. Dhiig baxa waxaa loo qeybiyaa dhiig bax dibada ah iyo dhiig bax gudaha ah. Noocyada dhiig baxa Dhiig baxa halbowlayaasha Dhiiga waxaa uu u socdaa si xawli ah. Dhiiga waa uu sii saa’idaa garaaca wadnaha awgiis wayna adagtahay in la xadido. Dhiig  baxaani waa mid aad qatar u ah maadaama uu qofka dhumin karo dhiig badan oo Oxygenated ah. Dhiig baxa arooriyaasha Waa ay fududahay in la xadido sababtoo ah dhiiga ku jira arooriyaasha waa dhiig …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Koorsada Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

  Waxaan doonayaa in aan bixiyo koorsada Gargaarka Degdegga, taas oo faa’iidooyin aan la soo koobi karin u leh qof walbaa. Waxaa qasab ah in qof kastaa uu la kulmi  karo qof kale oo shil ama xunuun u baahan daryeel deg deg ah la il daran. Inta aanaan guda galin casharada koorsada waxaan jeclahay in aan idiin soo koobo hadafka laga leeyahay gargaarka deg dega. In la dhawro noolasha qofka, la siiyo daaweeyn aasaasi ah si qofka uusan xumada ugu dhiman (Dhimasha Illaahay ayaa hayo balse dadaal ayaa loo baahanyahay). In laga hortago in qofka miyir beelo. In laga hortago …

Read more 1 Comment
error: Content is protected!!