Posts in category koorsooyinka


AqriCaafimaadka iyo SayniskaCaafimaadka iyo Sayniska

Sideen Kuheli Karnaa Aayodhiinta (iodine)?

Aayodhiinta inta badan waxaa laga helaa cunnooyinka aan cunno caadi ahaan, gaar ahaan cunnooyinka cusbada leh, qudaarta iyo cunnooyinka laga helo badda. Waxaa jiro xilliyo uu jirkeenu ubbaahanyahay aayodhiin, waana marka ey jirkeena kuyaraato aayodhiinta, waxaana yareeyo cudurro laxiriiro qanjirka soo saaro aayodhiinta ee looyaqaan (thyroid gland). Aayodhiintu waxa ey leedahay xaddi loogu talagalay qiyaas ahaan 15–20 mg, 80% oo kamid ahna waxaalaga soo daayaa qanjirka thyroid-ka. Calaamadaha Lagu Garto Yaraanshaha Aayodhiinta jirka? Dhuunta oo soo buurato. 2. Miisaanka oo sidhaqso ah u siyaada. 3. Tabar darri iyo daal. 4. Garaaca wadnaha oo isbedala ama qal-qal uu kudhaco. 5. Caado …

Read more 0 Comments
AqriBarashada Luuqadaha

Qaababka Loo Baran karo Luuqado Cusub

  Luuqad cusub ee barataa waxay wadataa faa’idadeeda. Luuqada cusub waxay kusiinnaysaa fahamka dhaqanka iyo taariiqda wadanka. Waxa kale ee u fududaanaya ruuxa markaas xiriirka iyo isdhaxgalka bulshada, taasoo leh faa’idooyin aan lasoo koobi Karin, sida shaqooyinka iyo waxbarashada. Luuqad waa furaha nolosha bini’aadamka, waxana lagu micneeya inay tahay nidaam isgaarsiineed oo bini’aadamka uu ku xiriiro, taas oo u kala baxda kuhadal iyo qoraal. Luuqada waa furaha koobaad ee albaabada kuu furaya. Waxaad kamid noqonaysaa bulshada, islamarkaasna waxbaad la qabsanaysaa. Luuqad barashadeeda wey adagtahay, laakiin waxkasta waxay u baahantahay in waqti lageliyo, luuqad inaad barataa waxay u baahanthay inaad waqti …

Read more 1 Comment
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 10aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

Wadno Xanuun Inta badani waxay dhacdaa markii mid ka mid ah halbowlayaasha dhiiga u sida wadnaha ay xirmaan. Wadnaha waa xubinta u qaabilsan jirka in ay bamgareeyso dhiiga wadnaha waxuuna u qeeybsamaa la qeybood oo kala ah ruga bidix iyo rugta midig. Rugta bidix waxaa soo galo dhiig nadiif ah oo oksijiin badan leh kaas oo uu wadnaha u bamgareeyo jirka intiisa kale si uu aga faa’ideysto iyo Rugta midig, waxaana soo gala dhiig wasaqeeysan oo uu karboonku ku badan yahay dhiigaasi waxuu wadnaha u bamgareeyaa sambabada si ay ugu daraan ogsijiin ugana nadiifiyaan karboonka ku jiro. Calaamadaha Xabadka oo …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 9aad ee Gargaarka Degdegga ah |Tukesomalism.com

Sumow Sun waa wax alaale ee markii uu qofka taabto ama laqo awood u leh in ay u keenaan qofkaas dhibaato, taas oo sababi karta dhimasho. sumow gu waxuu u dhici karaa labadaan nooc oo kala ah mid kama ah iyo mid kas oo uu qofka u qasdiyo in uu isticmaalo suntaas. Suntu waxay jirka  ku gali kartaa siyaabahaan soo socda:. In ay ka gasho afka (Mid adko ah iyo mid dareera ah labaduba) In ay ka gasho maqaarka (Cirbad lagu mudo qofka ama qaniinyo) In ay ka gasho sanka (Sida gaasaska kala duwan iyo qaaca sumeysan) Suntu waxa ay …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 8aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalis.com

Gubasho gubashadu waxaa loo kala qaadaa qeybahaan soo socda Gubashada heerka 1aad waxaana loo yaqaanaa afka qalaad (Superficial) Waxaa uu dhaawac gaaray oo kaliya qeybta ugu koreysa maqaarka oo loo yaqaan  epidermis. Calaamadaha gubashada noocaan waxaa ka mid ah in uu maqaarka gaduudto, barar yar iyo xanuun. Tani waxay bugsootaa ayadoon ku reebeynin nabaro jirka. Gargaarka Gubashada Dhex gali biyo qabow ah qeybta gubatay 10 ilaa 45 daqiiqo ama isticmaal maro qoyan. Qaboowga waxaa uu joojiyaa in uu dabka ku sii fidin unugyada kale ee jirka. Waxaa kale oo aad isticmaali kartaa Aloe iyo Moisturizer lotion. Heerka Labaad Ee Gubashada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 7aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

Neefsasho Neefsashada caadiga ah waxay muhiim u tahay in uu qofka noolaado. Waxyaabaha Keena Neefsasho La’aanta. Dhaawac gaara qeybta neefsashada qaabilsan ee maskaxda. Neerfayaasha ama murugyada neefsashada oo naafooba. Dhibaatooyin gaaray sambabadda. Hafasho. Cudur Calaamadaha neefsashada aan caadiga ahayn. Xafabadka oo dhaqdhaqaaqa yareeya. Dhawaq aan caadi ahayn ee uu qofka sameeyo markii uu neefsanaayo. Dirqis mararka qaar. Walaac farabadan. Maqaarka oo midibkiisa isbadalo. neefsashada oo saa’id noqota ama hoos u dhacda. Qofka oo aan u istaagi karin si toos ah. Sida loo hubiyo neefsashada Hubi dhaqdhaqaaqa habdhiska caloosha ama qeybta xabadka. Dhageeyso neefta sanka iyo afka ka soo baxeeyso. tani …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniskakoorsooyinka

Casharka 6aad ee Gargaarka degdegga

  Dhiig Bax Dhiig bax waa waxyaabaha ugu badan ee keena dhimashada sidaa daraadeed, joojinta dhiig baxa dibada  waa in la siiyaa ahmiyada kowaad. Dhiig baxa waxaa loo qeybiyaa dhiig bax dibada ah iyo dhiig bax gudaha ah. Noocyada dhiig baxa Dhiig baxa halbowlayaasha Dhiiga waxaa uu u socdaa si xawli ah. Dhiiga waa uu sii saa’idaa garaaca wadnaha awgiis wayna adagtahay in la xadido. Dhiig  baxaani waa mid aad qatar u ah maadaama uu qofka dhumin karo dhiig badan oo Oxygenated ah. Dhiig baxa arooriyaasha Waa ay fududahay in la xadido sababtoo ah dhiiga ku jira arooriyaasha waa dhiig …

Read more 0 Comments
Barashada Maamulka Ganacsiga Caalamigakoorsooyinka

Cashirkii 4aad: Maamulka Ganacsiga Caalamiga, Maamulka Istaraatijiyadda Ganacsiga |Tukesomalism.com

Maamulka istaraatijiyada ganacsiga waa nidaam ama qaab loogu tala galay in loo sharaxo hadafka ururka wali si tafaatiran. Si loo gaaro hadafyada shirkada waxaa loo baahanyahay in si fiican loo qeexi karo qaababka lagu gaari karo hadafkaas. Si loo gaaro hadafyada shirkada, shirkada waxay u baahantahay inay sameysato istaraatijiyad si fiican loo fahmi karo. “Guul walbo waxay leedahay qaabab lagu gaari karo, haddii la waayo qaababka lagu gaari karo guulaha waxaa markii horeba qaldanaa hadafyada la hiigsanayay”                                                                                                 *Cabduljabaar Sheekh Maamulka istaraatijiyada ganacsiga waxay shirkadaha u horseedaa guulo, waa haddii marka horreba loo sharaxo si wanaagsan oo tafaatiran. Haddii ay …

Read more 0 Comments
koorsooyinka

Casharka 5aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalism.com

Jabka waxaa loo kala saaraa labo qeybood oo kala ah jab fudud (Xiran) iyo jab ay xaaladiisu adagtahay loona yaqaano jab furan. Jab fudud (Xiran) Majiro dhaawac gaaray maqaarka korkiisa meesha jabtay. Jab Furan Waxaa dhaawac gaaray maqaarka meesha jabtay. Waxaaa laga yaabaa in ay lafta meel ka soo jeedo.  Siddee Lagu Ogaadaa in uu Jiro  Jab. Qofka markuu dhaawaca gaaro waxaa wehliyo: Xanuun Qofka ma awoodo in uu isticmaalo xubinta jabtay Qalooc aad ka dareento xubinta dhaawaca soo gaaray Barar Danqasho qeybta ay wax gaareen. Gargaarka Degdegga ee Jabka Xiran Meesha jaban ka dhig mid aan dhadhaqaaq lahayn si …

Read more 1 Comment
koorsooyinka

Casharka 4aad ee Gargaarka Degdegga |Tukesomalislm.com

Dhaawacyada Xabadda, Tooreyda iyo caabuqyada kale ee qatarta ah. Qatarta Caabuqa: Dhaawac kastaa oo ay keento xabad ama tooreey waxaa uu qatar ugu jiraa in uu caabuqo (Dangerous Infection). Hadii aad la kulanto dhaawacyada noocaan ah waa in aad qofka siisaa antibiotics gaar ahaan penicillin ama ampicillin. Qofka aanan laga talaalin cudurka Teetanada waa in la duraa cirbada tetanus antitoxin isla markaana waa in laga talaalaa cudurka Teetanada. Dhaawaca Xabada ee gacmaha ama lugaha gaara Hadii uu jiro dhiig bax saa’id ah jooji dhiiga. Hadii uu dhiig baxa saa’id ahayn u sug xooga in uu dhiiga socdo tani waxay ka …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!