Posts in category Ganacsiga iyo Dunida


Dhaqaalaha & Siyaasadda

Afrika: Goob ay ku Dagaalaman Shiinaha, Mareykanka iyo Ruushka

Qaaradda Afrika waxay hore u ahayd goob ay ku dagaalaman shiinaha iyo mareynkanka se hadda waxay u egtahay in Ruushka uu ku soo biiray, aqoonyahanada badanaa waxay u arkaan saameeynta ruushka mid ka wanaagsan ree galbeedka, laakiinse marnaba hoos u-dhac aan ku keeyneynin  xiisadaha loo qabo kheyraadka Qaaradda. Saameynta Shiinaha iyo Mareynkanka Saamaynta Shiinaha uu ku leeyahay qaaradda Afrika waa mid caalamkoo dhan laga ogyahay, waxaana inta badan lagu gartaa maalgeshi ballaaran, Middana waxay muujineysaa xiisaha uu u qabo kheyraadka Afrika, dhanka kale waxaa muuqata in Shiinaha iyo Ruushka ay caqabad ku yihiin reer Galbeedka. Arrintani waa mid dhibaato ku …

Read more 0 Comments
Maalgelinta & Maaliyadda

5 Fursado Ganacsi ah oo Kabannaan Gudaha Dalkeenna Hooyo??

Waxa aan hubaa in gudaha dalka baahiyo Ganacsi oo aad u badan ey kajirto, laakiin waxaa yar dad u soojeedo arrinkaan, dad u soojeedo in ey wax cusub billaabaan, dhallinyaradu wey badanyihiin laakiin in waqtigooda ey buuxiyaan diyaar uma ahan xaqiiqdi. Haddii aad leedahay diyaar ayaan ahay waana billaabilahaa lakiin duruufo ayaa iheysto jooji walaaca faraha ba’an kugu haaya ee fiiri taariiqda dadka guulaha sameeyay halka ey soomareen. Qaarkood ayaa kaliitay halka aad adigu taagantahay maanta. 5 Fursadood oo ganacsi ayaan halkaan ku soo gudbineynaa, inkastoon anigu horay dalka aanan uga bixin oo waxa aan kahadli rabo eysan ahayn waxyaabo …

Read more 0 Comments
Ganacsiga iyo Dunida

Haweeney Balaayiin Doolar ka Dhacday Dunida oo Dhan, oo Mar Qura La Waayay

Ruja Ignatova waxay isku magacowday boqoradda lacagta labanlaabta. Waxay dadka ku nool guud ahaan caalamka u sheegeysay inay soo hindistay barnaamij lacagta lagu badiyo, iyadoo la tartameysay barnaamijka la yiraahdo Bitcoin ee lacagaha lagu shubto, waxayna dadka ka dhaadhicisay inay ku maalgashadaan balaayiin doolar. Ka dib labo ka hor, waxaa mar qura la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigtay. BBC-da ayaa muddo labo bilood ah baaritaan ku heysay sida ay haweeneydaas ugu suurtagashay inay khiyaanadaas lacag badan ugu dhacdo iyo meesha ay suurtagalka tahay inay ku dhuumaneyso. Horaantii bishii June ee sanadkii 2016-kii, haweeney ganacsato ah oo 36 jir …

Read more 0 Comments
Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta

Habka iibsashada Suuqa Macaamiisha

Ma isweydiisay qaababka ay wax u iibsadaan macaamiisha? Hab-dhaqanka iyo fahanka go’aamanka ay gaarayaan marka ay wax iibsanayaan? Waa su’aal da’weyn oo u baahan in loogu jawaabo si cilmiyeysan. Macaamiisha inta aysan wax iibsan, waxa jirta inay soo maraan qaabab kala duwan. Macaamiisha uma sinno habka wax iibsiga iyo go’aan gaarista iibsashada. Waxaan halkaan kusoo gudbinayaa habka ama geedi-socodka uu maro ruuxa kahor inta uusan wax iibsan. Talaabada 1-aad: Ogaanshaha ama cadeynta baahida. Ruuxa marka ugu horeysa waa innuu ogaadaa waxa uu rabo innuu iibsado, sida kale haddii aan u dhigo baahidaada waa inaad xaqiijisaa. Marka aad fahamto ama ogaato …

Read more 0 Comments
Ganacsiga iyo Dunida

Maxaan ka baran karnaa kacaankii warshadaha?’ – falsada, siyaasada iyo dimuqraadiyada

Aragtideyda guud haddii aan fiiriyo ‘kacaankii warshadaha waxaa laga baran karaa qiimaha ay leedahay in bulshada kuwada noolaadaan sinaan iyo cadaalad. Caddaalada waa rugni ka mid ah saddexda maamul ee kala ah Sharci-dajinta, fulinta iyo garsoorka. Wey adag tahay in umad hormar garaan ayadoo ay maqan yihiin Caddaalada iyo Simnaanta.   Kacaankii Warshadaha Sannadadii 1700 Waxa Yurub ku noolaa farsamo yaqaano badan oo dunta iyo dharka sameeya. Waqti kadib waxa la sameeyey mashiinno si dhaqsa ah wax u soo saara. Mashiin-umiyeedyada horumarin ayaa lagu sameeyay. Waa bilowgii kacaanka warshadaha. Waxuuna ka bilaabmay waddanka Ingiriiska.   Waa maxay sababta kacaankii warshadaha …

Read more 0 Comments
Maalgelinta & Maaliyadda

Waa Maxay Caddaynta Dakhliga ‘Income Statement?

Sida aan u malaynaayo Eraygaan ‘Income statement waxaad ku maqashay luuqada ingiriiska oo kali. Waxaan isku dayey inaan raadiyo macnaha dhabta ah ee Afsoomaali ahaan waxa uu noqon karo eraygaan ‘Income statement, balse ma aanan helin. Sidaa awgeed waxaan isku dayey inaan eray-bixin u sameeyo. Income statement’ waa labo eray oo la isku keenay, waxaan u kala saaraynaa sida tan:, Income, oo ah dakhli iyo statement oo ah, bayaan. Mala dhihi karaa Bayaan Dakhli, ama Dakhli Bayaan? Aniga aragtideyda uma malaynaayo inay sidaasi sax ku tahay, maxaa yeelay eray bixinta waa in marwalbo laga fiiriyaa sida ugu macquulsan ee noqon …

Read more 0 Comments
Ganacsiga iyo Dunida

“Jalmad Shaah ah iyo Bakeeriyo Deyn ah Ayaan ku Billaabay Maantana Waxaan Leeyahay Hanti Badan”

Haween badan oo Soomaali ah ayaa nolol maalmeedka qoysaskooda kasoo saara ganacsiyo kala duwan oo ay dadaal adag ku bixiyaan, laakiin qaarkood qisooyinkooda waa kuwo cajiib ah oo soo jiita inta badan dadka. Hooyo Xaliima-sacda Macallin Cabdinuur, waa haweeney Soomaali ah oo meherad ganacsi ku leh magaalada Qabridahar ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxayna soo martay marxalado kala duwan, walina way sii wadaa howsheeda. Meheraddeeda waxaa laga cabaa shaaha iyo cabitaannada kaleba, waxayna dhaqaalaha kasoo xarooda ku maareysaa qoyskeeda baaxadda leh iyo ehellada la noolba. Ganacsigeedu hadda wuu ballaaran yahay, laakiin ma aha mid si fudud ay dhidibbada ugu aastay. “11 …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha & Siyaasadda

Hab Beerista Casriga ah ee Wax Loobeero

Soomaaliya waxaa kabaxa dallagyo aad ubadan kuwaasoo xaddigoodu uu kala duwan yahay. Waxaa jira nidaamyo carrada fadaraysan loogu abuuro qudrado kala duwan. Waxaad arkaysaa sawiradaan hoos kaaga muuqda marka geedka latalaalayo iyo maraaxisha ay soomaraan dalagyada la beerto. Jaantuskaan waxaa uu ku tusinayaa habab kala duwan oo isku dhafan. Dhirta qaar ayaa latalaala marka aad wax beerayso iyadoo la isticmaalayo adeega uu u baahan yahay geedka ama dallaga. Waayo dhirtu ama dalagaba waxa ay ubaahan yihiin in ay helaan bacrin. Islamrkaana ay helaan biyo, hawo iyo macaadino ku filan si ay durbadiiba u koraan oo midho dhalaan. Dhirta ama qudaarta …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha & Siyaasadda

Hab Beerista iyo Mashruuca Beeraha Soomaaliya

Wasaaradaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ayaa Dawladda Dhexe ee Soomaaliya ugu mas’uul ahaa tan iyo horaantii warshadaynta qaranka ee 1970yadii-. Waxaa la aas aasay Warshadii Hilibka ee Kismaayo iyo rugo kale oo badan oo kor u qaaday nolosha qoysas badan oo beeralay iyo xoolo dhaqato ah. Webiga Jubba iyo Shabeelle aagaga beeraha ayaa waxaa laga hirgeliyay mashaariic muhiim ah sida Mashruuca Waraabka Mogambo, Mashruuca Beeraha Bariiska Muuri ee Baardheere iyo xarumihii ADC (Agricultural Development Centers) ee Jowhar ilaa Luuq 1985-1987. Soomaalidu waxay beeraha u taqaannaa dhulka lagu beerto dalagyada loogu tala galay in laga dhigto cunto, laakiin waxaa soo galaaya …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha & Siyaasadda

Beeraha

Waxaana ka hadli doonaa sida ay ugu kala badan yihiin dalagyada la beerto soomaaliya. Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid yahay wadamada beeraha caanka ku ah. Balse laga soo bilaabo burburkii dawladii militariga ahayd ee kacaanka 1990, ilaa hadda lajoogo. Waxaa wadanka ku dhacay masiibo aan la soo koobi Karin taasoo asiibtay deegaankii, dhirtii, noolihii, beerihii, ammaankii iwm. Waxaa iyana daba socda dad iyo duunyo badan oo ku leeday dagaaladii sokeeye ee ka socday wadanka soomaaliya ilaa 1990kii. Naflay badan sida dadka waxay u dabraaceen wadamada dariska ah iyo kuwo kale oo kabaxsan. Dadkii xirfadda ullahaa beerashada, waxna …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!