Posts in category Buuggaag


AkhriBuuggaag

Buugga 5-ta Tiir ee Guusha

Halkaan waxa aan kusoo gudbinayaa soo koobid ku saabsan dhiganaha “5-TA TIIR EE GUUSHA”. Buugga 5-ta Tiir ee Guusha waa buug qeexaayo tiirar ka kooban shan. Buugga “5-TA TIIR EE GUUSHA” waxa uu ka mid yahay tirada buuggaagta ah oo sannadkan gudihiisa soo galay maktabadda buuggaagta. Waa buug uu qoray Cabdijabaar Sh. Axmed. Horumarka guud ee dal ama dad waxa uu ku xiranyahay isu geynta haynta dhaqaale ee qofafka ummaddaasi ka kooban tahay. Qoraaga waa qoraa da’ yar oo dhawaanahan qoray buuggaag iyo qoraallo kala duwan oo aan dhanka wax tarka kala dhicin. Xikmadaha nolosha waa inaad heshaa buuggaag cajaa’ib …

Read more 0 Comments
BuuggaagFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Gorofeynta Buugga Shuruudu Nahda

Buuggaan waxaa Qoray Mufekarka caanka ee reer Jasaa’ir ee la oran jirey Maalik binu Nabi, Maalik Allah u naxariistee waxa uu waxbarashadiisa ku soo qaatay Dalka Faransiiska. Buuggaan waxa uu ka kooban yahay 160 bog.  Waxaana lagu turjumay Luuqada Faransiiska 1949M waxaana turjumay Labbada mufeker ee kale ah: Cabdisabuur Shaahi Iyo Cumar Kaamil. Buuggaan waxa uu ka hadlayaa Sida Ay Bulshada ku Hormari Karta Kuna Dhisi Karto Ilbaxnimadeeda. waxa uu ku qoran yahay Luuqadda Carabiga oo fasiix ah, waxaan jeclaan lahaa qof waliba oo luuqadda Carabiga yaqaan in uu aqriyo, waa buugg aadan ka caajiseyn aqrintiisa sida uu u qoran …

Read more 0 Comments
Buuggaag

Buugga Maxaa Burburiyay Soomaaliya? Maxaase Xalnoqon Kara?

  Noole kasta oo adduunka guudkiisa saarani inkasta ha le’ekaadee wuxuu leeyahay cadow si gooni ah u ugaarsada, waxaana noole kasta oo dareen leh waajib ku ah inuu ku baraarugo degaankiisa ugu horayna barto cadowgiisa, kadibna la yimaadaa farsamo iyo xeelad uu isaga difaaci karo. Haddii uusan nooluhu la imaan farsamo iyo xeelad wuxuu noqonayaa mid baylah u ah una nugul inuu xilli kasta ku dhaco dabinka cadowgiisu u dhigayo iyo farsamooyinka uu ku ugaarsanaayo. Haddaba qoraaga buuggaan wuxuu aqristaha weydiinayaa in Soomaalidu ku baraarugsanyihiin cadawgooda soo jireenka ah? Buuggaani wuxuu tooshka ku ifinayaa cadowga dhabta ah ee ummadda Soomaaliyeed. …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!