Posts in category Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada


Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Muxuu Xambaarsanyahay Bayaanka Manifesto 2?

Bayaan loogu magac-daray manifesto 2 oo ay saxiixeen todobaatan qof oo isugu jira siyaasiyiin, waxgarad, aqoonyahaniin, qoraayaal, macalimiin jaamacadeed iyo indheergarad ayaa lagu dalbanayaa badbaado qaran. Waxay ku baaqayaan in la badbaadiyo siyaasadda waddanka oo ku sii dhacay haadaan dheer. Saddon sano ka hor (May, 1990) ayeey ahayd markii la soo saaray bayaankii kowaad(Manifesto-1) oo in kabadan boqol qof oo aan cidina ka maqnayn ay ku baaqeen badbaadinta waddanka oo ka sii lalmanayey loolli qaxaabo badan. Cidi se dhag jalaq uma siin oo dacartii waa innaga illaa hadda muudsanayna. Markii indho daahfuran oo ka madax banaan indho mucaarad iyo mid …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Cilmiyaynta Taranka

Cilmiyaynta taranka 1- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ مِنْ إِمْلَاقٍ نَحْنُ نَرْزُقُكُمْ وَإِيَّاهُمْ ” (سورة الأنعام: 151). 2- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ خَشْيَةَ إِمْلَاقٍ ۖ نَّحْنُ نَرْزُقُهُمْ وَإِيَّاكُمْ” (سورة الإسراء:31). Aayadda hore waxay reebaysaa in ilmaha la dilo faqri jira awgina loo dilo, Ilaahay wuxuu balan-qaadayaa in uu irsaaqayo waalidkaas faqiirka ah iyo ilmihiisa. Aayadda labaad waxay reebaysaa in ilmaha loo dilo faqri mustaqbalka laga baqayo, sidoo kale Ilaahay wuxuu balan-qaadayaa in uu irsaaqi doono ilmaha yar ee faqriga looga cabsida qabo iyo waalidkiba. Su’aasha ina hor-taal ayaa ah dilliinka ilmaha qaabab caynkee ah ayuu yeelan karaa? Dilku waa ruux goyn, waxaana lagula …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Doodaha “sinnaanta ragga iyo dumarka” Maxay Salka ku Hayaan?

Dhammaan mas’alooyinka doodaha ka dhexdhaliya qawaaniinta ummadaha ay samaystaan kuna dhaqmaan inta badanna gender-ka xidhiidhka la leh ma aha doodahaasi kuwa iska samaysma, ee waa dood ku qotonta fikrado kala duwan oo saamayn ku leh qawaaniintaas, tusaale ahaan ciqaabaadka adag ee Islaamka (xuduuda), qaybta dhaxalka ragga iyo dumarka, isla guursashada dumar badan iwm, waa mas’alooyin doodo ka jiraan qawaaniintuna ku kala duwan tahay. Kala duwanaanshahaasina waa mid ku salaysan afkaar qawaaniintaas lagu saleeyay, qofkii raba marka inuu wax ka ogaado arrimahan ama doonaya inuu daraaseeyo waa in uu daraaseeyaa afkaarta keentay kala duwanaanshaha iyagana uu qaymeeyaa xadiga saxnaansho ama saxnaasha …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Soomaaliya: Loolankii Sodonkii Sano Ee U Dambeeyay!

Sodonkii sano ee la soo dhaafay ee dalku burburka iyo dib u soo kabashada ku jiray waxaan u qaybin karnaa loolanka ka taagnaa dalkeena labo loolan oo mid walba waqti uu lahaa: Loolankii sokeeye: waxaa dalka isku haystay qabaa’ilka soomaalida, waxaa dhacayay dagaalo sokeeye oo aad u kharaar, waxaa jiray barakac iyo burbur baaxad leh, waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii dumayay intii ka harsanayd astaamihii qaranka. Marxaladaas adag dawladdaha caalamka ee Soomaaliya daneeya iyo guud ahaanba Geeska Afrika waxay ahaayeen kuwa kor ka eegta sida wax u socdaan, la’na meel ay kala qabsadaan dadkan is cunaya, iyo kuwo ku …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Howgallada Farsamo ee Gaarka ah (Special Tactical Operations)

Halganka ka dhex aloosan nidaam meel ka jira iyo mucaaradka hubaysan ee ka soo horjeeda, wuxuu unkay hawlgallo gaar ah maaddaama dagaal toos lagu kala adag yahay. Hawlgalada se laguma kala adka. Waxaa jira qorshe gaar ah oo loogu yeero howlgallada farsamo ee khaas ka ah(Special Tactical Operations), waa hawl khaas ah oo ay qabtaan dad gaar ah, oo lagu soo xushay tayo gooni ah. Waxay isugu jiraan shirqoolid, qarxin, burburin, weerarid, af-duubid, qabsasho iyo mid looga golleeyahay siidayn maxaabiis. Shaqsiyaadka fulinaya hawlgalkaan waxaa lagu soo xushaa muuqaalka iyo dagaalyahannimada, aqoonta ay hubka u leeyihiin, dhiifoonnimada, garashada, awoodda sir-qarinta, degganaanta, …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Doqonimada Puntland Taal!

Laga soo bilaabo maalintii Nabi aadam la uumay ilaa maanta bini’aadamku hor-umar ayuu nolosha ka samaynayay, waagii baryana garaad iyo garasho ayuu aadanaha u kordhinayay. Nolosha waxaa tiir dhexaad u ah dhaqaalaha, dhaqaaluhuna waa wax-soo-saarka, si wax-soo-saar loo helana waa in la shaqeeyaa. Dhaqaale wax-soo-saar la’aan ma abuurmo, wax-soo-saar aan shaqo loo marina ma lahelo, umad walba inta ay umadaha kale ka shaqa badan tahay ayay ka wax-soo-saar badan tahay, kana dhaqaale roontahay, dhammaan ummadaha hor-umaray dadaal ay dadkoodu sameeyeen ayay hor-umarka ku gaareen, tabac iyo wax-soo-saar ayaana dhaqaalahooda kobciyay. Ujeedada ugu dambaysa ee ay dadku wax u tabcayaan waa …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Wadaniyada iyo Ahmiyada ay Leedahay

Waxaan jecelahay inan idin la wadaago mowduuc dulucdiisu tahay ‘wadaniyada iyo faa’iidada ay leedahay.’’Mowduucan aad buu u balaadhan yahay maqaal kobanna lagagama hadli karo marka si kooban oo qodobaysan ayaan uga hadli doona insha allah hadaba. Waa maxay wadaniyada?  “wadaniyadu waa dareen qofnimo iyo damiir umadeed taas oo shakhsigeeda ku dhalisa jacayl uu uqabo dalkiisa iyo dadkiisa, taas oo qofkeeda ka dhigta shaqsi kadamqanaya wixii xun ee dalkiisa iyo dadkiisa loo asteeyo una damqanaya dadkiisa iyo dalkiisa.”    Macne labaad ayaa isna ah barashada cilmi bulsho kaas oo lagu baranayo gaar ahaan xaquuqda (rights) iyo masuuliyada (responsibility) uu leeyahay qofka …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Aqoontu Maxay Soomaalidu u Bedeli Waysay?

Soomaalida iyo aqoontu waa isku marti. Weli si fiican iskumay baran. Mararka qaarna waxaabad is odhanaysaa cadaawad ayaa ka dhaxaysa. In cid u kala sheekaysay oo isku dirtayna waa suurogal. Horta xilliga ay is barteen ayaaba iska dhawayd oo marar badan waxa aad is odhanaysaa malaha wakhti fiican isku may helin oo ay isku bartaan. Somaliland ardaygii u horreeyey ee dugsi la qoro ayaa weli nool. Halkaa ka qiyaas qaado. Waa xilligii Ingiriiska. Dugsigii u horreeyey ee Hargeysa laga furay waxa uu ahaa Fisher School oo hadda loo yaqaan Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheekh Bashiir. Fasalkii u horreeyey waxa la …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Saamaynta Covid-19 ee Kastamyadda Saylac iyo Cigaal Airport  

Ku talagalka miisaaniyadda ‘budget estimation’ Somaliland ee 2020-ka waxa isdhin maaliyadeed oo xoogle “intensive fiscal deficit” iyo hoos u dhac weyn “magnific deceleration” oo la taaban karro ku keenaya xanuunka safmareenka Korona Fayras COVID19. Sanadkii 2019, 10-kii bilood ee hore dakhliga u soo xorooday dowladda Somaliland waxa uu dhanaa $174 Million oo macnaheedu tahay in bil wal dakhliga soo galayay uu ahaa $17.4 Million. Halka yoolka Sanadkan odoroska dakhligu bil walba yahay $26 Million in uu soo xoroodo. Dakhliga miisaaniyadu waxa uu ka Kooban yahay cashuuraha, khidmadaha iyo kaalmooyinka deeqaha. Miisaaniyadda SL ee 2020 waa $323 Million (budgeted estimate- rate …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Somaliland Maxaa u Diidan Midnimada “Soomaali Weyn”?

  Ka dib Shirweynihii qabaa’ilka woqooyiga ee lagu qabtay magaalda Burco 18kii bisha May 1991, SNM waxay ku dhawaqday inay Somaliland dib uga noqotay israaci Koonfurta Soomaaliya ay tahayna waddan iskii u taagan oo madaxbannaan layiraahdo Jamhuuriyadda Somaliland. Ku dhawaaqidaa goonni isutagga Somaliland waxa curiyey doonista shicibka reer Somaliland. Taasi dakhar qota dheer bay u geesatey siyaasadda Soomaaliya oo weli u baahan in ladhayo oo laga heshiiyo. Haseyeeshee 1991kii arrinta goosashadu caymis bay u noqotay Somaliland ka baajiya dagaalladii iyo abaarihii ka jirey koonfurta Soomaaliya. Waxayna suurta gelisey dib u dhis maamul ay leedahay Somaliland. Geeddi-socodkaasi sida la moodayo uma …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!