Posts in category Diinta Islaamka


Diinta Islaamka

Haweenka Iyo Dacwada

In dadka diinta loogu yeedho, si looga badbaadiyo naar iyo ciqaabta Rabbi, waa shaqadii anbiyada Illaahay loo soo saaray. Dacwada iyo arrimaha laxidhiidha iyo kaalinkii ay haweenku kasoo qaateen, waa mid ay taariikhda xustay, laga soo bilaabo aabeheen Aadam iyo hooyadeen Xaawa. Laga soo bilaabo ummadii  Nebi Muxamed SWC waqtigii ay dacwadu bilaabatay, haweenku waxay ka qaadanayeen kaalin iyo boos aad muhim u ah. Qofkii ugu horeeyay ee Nebiga rumeeyay waxay ahayd haweenay  hooyadeen Khadiija  Bintu Khuwaylid, sidookale waxay maalkeeda ku bixisay dacwada iyo fidinta diinta, waxay ahayd mid Nebiga dajisa markay dhibaan gaaladu. Qofkii uhoreeyay ee Illaahay dartii loo …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaQoyska & Horumarinta Bulshada

Dowrka Ay Haweenaydu Kuleedahay Hagaajinta Bulshada

Waxaa laga yaaba inaad iswaydiinaysid su’aalo maankaaga ka guuxaya. Haa way jiraan sabaabtoo ah laftigayga way igu soo dheceen horaantii jawaabohoodana waxaan helay baadhid badan kadib. Maxaa loogu doortay mawduucan haween mase maqashay ayadoo laleeyahay doorka ay raggu ku leeyihiin hagaajinta bulshada iyo fasaadinteeda? Waa maxay sababtu? Maxay micno ah oo ay samaynasaa bulsho  in lahaagaajiyaa? Waa maxayse bulsho? Sidee haweenku uhagaajin karaan bulsho dhan una xumayn karaan? Su’aalaha jawaabahooda iyo kuwo kaleba waxaad kaga bogan kartaa maqaaladaan. Maxay tahay sababta mawduucaan loogu doortay haween…? Haweenku waa  halbowlaha nolosha aadanaha,waa bulshada badhkeed badhka kalena iyagaa dhalay,barbaariyay oo koriyay. Waxa ay …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Halista Beenta iyo Siyaabaha La’isaga illaalsho

Waxaa iska hoogay kii dadka kula hadlaa hadal been ah si uu uga xaraabeeysto “uga qosliyo” wuu hoogay! oo wuu hoogay! Mohamed SCW Mid kamid ah dhaacwayada carrabka ee ugu halista badan ayaa ah xumaanta beenta, waana mid kamid ah waxyeelada ugu xun, iyo tan ugu khattarta badan, maxaase aan u daneynaa? Beentu waa wadada ugu dhaw ee cadaabta Eebbe lagu muteysto, taas oo ah sheegidda Beenta. Waxaa soo arooray Aayado quran iyo Axaadith Nabiga ka sugnaaday kuwaas oo reebaya Beenta, sidoo kale beentu waxey kamid tahay tilmaamaha ugu xun ee qof ku sifoobo ee Eebbe uu u diyaariye ciqaab …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Furashadii Baytul Maqdas Xilligii Cumar Bin Khattab

“Waxaan e heeyn kuwa dulleysan kadibne islaamka ayaa nawanaajiye , hadii aan sharaf karaadinno meel aan islaamka eheyn waan dulloobeynaa” Horaantii sanadkii shan iyo tobnaad ee hijriga, ayaa lawariyey qiso dhax martay Omar in khattaab iyo hogaamiyihii u talinaaye Bayt Al-Baqdas “Qudus” , isla markaasne la doonaaye in fura yaasha Qudus lagu soo wareejiyo khilaafada Omar uu u taliyo ayadoo wax dhiiga ah uu san daadan. Wuxuu u diray hogaami ya yaasha ciidamadda Boqorkii ka talinaaye Magaalada Qudus si ay ula soo wareegaan furayaasha Baytul Maqdas , kadib marki uu u baahday in uu amaan helo, oo dagaal lagu soo …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Cibaadadii La Waayey “Ilaalinta Eebbe”

“Hadii aad lakali noqoto gudcur “mugdi” naftu waxey ku baaqdaa caasinimo , kaxishoo aragtida Eebbe, una sheeg in uu arkayo kii gudcurka abuuray” – Imam Al-Qahdani Waa maxay Muraaqabada alle “ilaalinta allah? Muraa qaba waa kalmad carabiyad ah micne ahaanne ah “ilaalin”. Tusaale: waa in aad wax kasta oo aad sameyneyso aad u sameysaa sida alle oo kuu jeeda taa badalkeeda ayaa ah anagu waxaanu ilaalinnaa “iska ilaalinnaa” marki aan rabno in aan waxyaabha qaar sameyno dadka markaas ina ag jooga. Akhriste waxaan maqaalkaan kuugu soo gudbin donna Halista Danbiyada qarsoodida ah Qof kasta waa inuu mararka qaar naftiisa la …

Read more 0 Comments
AkhriDiinta Islaamka

Waa Kee Amiirka Lagu Shaneeyo Qulafaa’ul Raashidiin?

Cumar Binu Cabdicasiis waxaa uu dhashay 60 hijriga, waxaa uuna kusoo barbaaray Magaalada barakaysan ee Madiina. Hooyadii waxaa la oran jirey Layla Bintu Caasim Binu Cumar Binu Khadaab. Ayeeydii Hooyadi  dhashay waxa ay laheyd qiso caan ah oo aad loo wada yaqaano. Xilligii Cumar Binu Khadaab xilka haayey waxa uu ahaa mid habeenkii wadooyinka wareego si uu u oggaado xaaladaha dadka uu Amiirka u yahay, inta uu ku guda jiray guureynta habeenkii ayaa waxaa uu maqlay sheeko dhax marayso Hooyo iyo gabar ay dhashay, Hooyada waxa ay gabdheeda ku lahayd ” Caanaha biyo inoogu badi”. Gabadhii waxa ay tiri “Hooyo …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha iyo SiyaasaddaDiinta Islaamka

Asalka iyo Bilowga Wadaaddada Soomaaliya: “Diin mise Dan kale!”

Eebbe ( kor ahaaye) waxa agtiisa ugu qaalisan waa carruurta Nebi Aadem dhaley, iyaga ayaana waxkasta ka sarreeya oo ka qiimo badan; dhanka kalena, waxaa lagu lammaaneeyey ruux kasta oo sanku-neefle ah ( karaamo) ilaahey xaggiisa ka ahaatey. Eebbe ( kor ahaaye) umuu abuurin ilmo Nebi Aadem u jeeddo aan ka aheyn iney (Caabuddaan); oo u hoggaan samaan xaggiisa. Taas waxa weheliya, iney jiraan waxyaabo lagu kala abaalmarinayo nolosha dabaddeed, taas oo ku suntan: janno iyo naar. Si haddaba, janno iyo naar loogu kala dooro, maya.! Ee isagu u doorto, waa iney jiraan waxyaabo ku kallifaya inuu raaco ama diido. …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Sida Ilaahay, Mise Sida Dadka!

Sida Ilaahay, Mise Sida Dadka?! Nin waalan ayaa soo galay fadhi uu oday suldaan ahi marti-soor ku sameynayey. Suldaankii waxa loo keenay timir. Ninkii waallaa ayuu ka codsaday suldaankii qabiilku in uu timirta u qaybiyo martida. Ninkii waalla: Ma sida dadka ayaan u qaybiyaa, mise sida ilaahay? Suldaankii: sida dadka u qaybi! Ninkii waxa uu qof walba siiyay saddex xabbo oo timir ah, intii soo hadhayna waxa uu hor dhigay Suldaankii. Suldaankii: Hagaag! Haddana bal sida ilaahay u qaybi! Timirtii ayuu soo uruuriyay ninkii waallaa, kaddibna waxa uu u qaybiyay sidan: Ninkii ugu horreeyay waxa uu siiyay hal xabbo oo …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaQoyska & Horumarinta Bulshada

Yaad Eedi Doontaa?

Dhalinyaradu waa hormuud iyo hammiga uu dal leeyahay waa rajada laga qabo in dal uu ahaado awood aaan loo babac dhigi karin, dal waiba waxa uu si taxadar leh ugu dadaalaa dhalinyaradiisa iyada oo la_kala jiheynaayo macnaha qofkasta lagu aadinayo halka uu kufiicanyahay waliba iyada oo lagula xisaabtamayo shaqada ey dalkoda uqaban karaan. Balse annaga waagii aan dhalannay illaa iyo hadda waxa aan ku dhax lunsanayn dhibaatooyin dagaal iyo dhiig ladaadsho,waan murugoonay waan ilmeynay, balse inti naloo garaabi lahaa, naloo miciini lahaa ayaa shayaadiin noola sameeyay si ey noolumiyan. Ufiirso halkaan Aadanaha oo dhan waxa uu leeyahay cadow looga digay …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaQoyska & Horumarinta Bulshada

Qiso Xanuun Badan Ninkii Hooyadii Dulmiyay!

Waxaa meel tuulo ah deganayd hooyo haysata dhowr caruura oo Aabahood dhintay, waxayna ku noolaayeen nolol tan uliidata, ma aysan helijirin wax ay quutaan saddexda wakhti. Haddii ay helaana waxay ahayd wax yar oo nafta lagu ilaasho. Hooyada waxay har iyo habeen ka shaqeyn jirtay shaqooyin yaryar si caruurta ay uga raadisho waxay cunaan iyo waxay xirtaan. Waxay muddo dheer ka shaqeynaysay shaqooyin adag iyo dhibka ay umarto sidii ay awlaadeeda ay unoolaan lahaayeen. Waxay muddo ka shaqaynaysay oo iibinaysay Rootiga, wixii ay ka oo hesho ayay cunno ugu soo gadi jirtay caruurta. Wixii ka soo hara waxay waxbarashada uga …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!