Posts in category Caafimaadka iyo Sayniska


Caafimaadka iyo SayniskaDhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Sidda Ugu Fudud oo Aad Ku Noqon Karto Qoraa La Hubo!

“ Qoraalku waa shaqo la qabto ta ugu adag xataa wuxuu ka dhib badan tahay ugaadhsiga Yaxaaska waaweyn” Waxa diyaariyey Liibaan Cabdulqaadir Qofka banii’aadamka ahi wuxuu u baahan yahay inuu marar badan dibbeda iskaga soo saaro oo uu iska faaruqiyo waxyaabo badan oo maskaxdiisa mashquulisay si caqligiisu uu u qaato neefsi ku filan oo nasasho iyo fikir dambe ku  abaabuli kara. Dibna iskugu habayn kara  inuu  jaleeco waxyaabo badan oo aan wali  arag amma akhriyin. Markuu qofku is yidhaahdo tallaabdan qaad waxa soo shaac baxda inaanu marar badan awood u yeelan inuu si quman u tuujiyo fikirkii uu niyada ku …

Read more 0 Comments
AkhriCaafimaadka iyo Sayniska

Cancerka: Baaq horumarinta radiotherapy

Malaayiin qof adduunka ayaa u dhinta sanad walba Cancer laga hortagi karo oo lagu daawayn karo radiotherapy, sida ay sheegeen dhaqaatiirta. Tiro cusub oo soo baxday ayaa sheegaysa in tobankii qofba sagaal kamid ah wadamadda saboolka ah aysan heli karin radiotherapy. Xitaa wadamadda lacagta leh oo ay adeegyada ay ka jiraan, ayaa xeeldheerayaasha ay ka digayaan inay jirto qalab yari iyo shaqaale tababaran. Ilaa 60% bukaanka Cancerka ayaa u baahan radiotherapy waqtiga daawayntooda. Waa daawo muhiim u ah dadka Cancerka qaba, oo ay ku jiraan Cancerka naasaha iyo xubnaha taranka ee raga. Si kastaba ha ahaatee, waddammada dakhligoodu uu hooseeyo helitaanku waa uu …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Diinta Illaahay *S.W.C*

  السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ Assalamu Calaykum Ilaahay waa illaaha awooda badan ee abuuray dunidaan aan ku noolnahay. Ilaahey wuxuu abuuray cirka, dhulka, qoraxda, xidigaha, dayaxa iyo wax walba oo noole ah. ilaahey waa abuuraha abuuray dunidaan iyo wax walba. Ilaahey wuxuu siiyay dadka caqli oo ay ku fakaraan oo ay wax ku kala gartaan. ilaahey wax ka caqli badan ma jiro. Dunida waxaa ka jira diimo badan. In kastoo diimaha dunida ay aad u badan yihiin, Diimaha ugu caansan aduunka waxay ka yimaadeen qaaradda Aasiya. Diimahaan ugu caansan waxay kala yihiin Kirishtaan, Yahuun, Islaam, Buddhism, Shikhism, iyo Hinduism. Qofkii rumeysan diin ka …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!