Posts in category Caafimaadka iyo Sayniska


Caafimaadka iyo Sayniska

Qiimaha Islaamku Siiyay Caddaalada

Islaamku marka uu ka hadlayo caddaalada waxa uu siiyaa mudnaan gaara, waxana uu kaga hadlaa aragti saraysa iyo tix-gelin qiimo badan. Ugu horayn waxa uu ku qeexay islaamku macnaha Caddaalada erayo kooban oo si qoto dheer u tilmaamaya Caddaaladu waxay tahay: Caddaaladu waa  kasoo hor jeedka Dulmiga , waxa looga jeedaa wax kasta oo aan dulmi ahayni waa cadaalad. Hadii dulmi meesha soo galana cadaalada ayaa ka baxda. Dulmigu waa wax kasta oo si aan ku haboonayn loola dhaqmay, cadaaladuna waa wax kasta oo sidii ku haboonayd loo la dhaqmay, waa isku cagsi ,waxa kale oo cadaalada muuqaaladeeda ka mida Sinnaanta, …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Waa maxay sababta digaagu u arkaayo malaa’igta, dameerkuna u arko shaydaanka?||Tukesomalism.com

Akhristoow ma is waydiisay su’aashan noocan ahi waligaa mise kugu soo dhacday inaad ka fakirtid arrinkaan Jawaabta waxaa ina siiyay nabigeena suuban naxariis iyo nabadgaliyo korkiisa ha ahaatee 14 qarni kahor wuxuuna yiri : (اذا سمعتم صياح الديك فسائلو الله من فضله.فانها رأت ملكاواذا سمعتم نهيق الحمار فتعوذوا بالله من الشيطان.فانه رأي شيطانا) (hadaad maqashaan qaylada digaaga ilaahay fadligiisa waydiista , maxaa yeelay waxa uu arkay malag,hadaad maqashaan qaylada dameerkana ka cuudi bileysta shaydaanka maxaa yeelay shaydaan ayuu arkay dameerka qaylinaya) Imisa jeer ayaan maqalnay xadiiskan ma is dul istaagnay xadiiskan micnaha cilmiyeysan ah ee uu wato, arrinkan waxa uu ka yaabiyay aduunka …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Daweynta kansarka Dhiiga oo horumar laga gaadhay||Tukesomalism.com

Ururka horumarinta sayniska Maraykanka ayaa waxa soo bandhigeen daraasad lagu sameeyey dawaynta kansarka oo ay wadeen muddooyinkii u dambeeyey. Cilmi baadhayaasha sayniska ayaa sheegay in hab cusub oo lagu daawayn karo kansarka mustaqbalka uu suurto gal yahay kaas oo ah talaal ka lagaga hortagi karo soo noqnoqoshada kansarka. Tijaabooyinka lagu sameeyey kansarka ayaa mid ka mid ah sheegaysaa in daawaynta unugyo shaybaadhka lagu sameeyay oo loo yaqaan T cells, guul aan horay loo arag laga gaadhay oo ay ku daawoobeen boqolkiiba sagaashan bukaankii aadka u xanuunsanaayey oo qabay kansarka dhiiga. Balse dawooyinka ayaa wax u tari waayeen dad qaba xanuunka …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Ma Rabtaa Inaad Dhinto Miisankada? Akhriso Qormadan ||Tukesomalism.com

Waxaa dhawaan aqoonyahanada caafimadka gaar ahaan kuwa ku xeeldheer cilmiga nafaqada (nutrition) soo saareen 10 wax oo hadii la cuno ka qayb qaadanayo yareenta miisaanka jiirka ama ridida cayilka iyadoo la raacinaayo orodka iyo( aalmiitaada ) Boorashka : waa cuntada ugu fiican ee cuno qofka doonaya inuu miisaanka iska dhimo,waayo waxa uu kamid yahay cuntooyinka baalka leh ee u fiican caafimaadka caloosha. Tufaaxa : tufaaxa waxa uu kamid yahay miraha ugu badan ee cilmi barista lagu sameeyay ,natiijadi kasoo baxday ee ku aadan faaiidooyinkiisana waxay aheed mid aad u wanaagsan, tufaaxa waxa uu kaa caawin karaa inaad miisankada dhintid. Kaabashka …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

7 cabitaan oo waxtar sare leh lagu sheegay ||Tukesomalism.com

Saynisyahano ka kala socday wadamo kala duwan ayaa soo saaray liis ka kooban toddoba cabitaan oo ay sheegeen inay yihiin kuwo ilaalin kara dhalinyara nimada qofka,quruxda iyo caafimaadkiisa oo ay wanaajinayaan,kuwaas oo ah waxyaalo ay awoodaan dadku inay cabaan ,inkasta oo aanay sheegin faa’iidooyin kale oo ay lee yihiin iyo sida loo isticmaalaayo. Toddobadan waxyaaloo oo ay soo saareen khubaro ka kala socday wadmaada Ruushka,Japan,Maraykanka iyo Wadamada Yurub ayaa kala ahaa: Shaahada Akhtarka ah:waxa laga helaa shaahan intiisa badan wadanka Chine,inkasta oo wadamada kale badankooda loo dhoofiyo shaahaasi,waana mid faa’iidooyin badan u leh dadka siday khubaradani sheegeen. Roselle:waa shay sida …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo SayniskaGanacsiga & TeknolojiyadaHorumarka & DeegaankaMaqal & Muuqaal Arrimaha Bulshada

Maxaa Laga Wadaa Cunno Isku-dheelli Tiran? ||Tukesomalism.com

Cunno isu-dheelli tiran waxaa laga wadaa cunnada uu jirka ka heli karo nafaqadii ku caawin lahayd in shaqada sidii la rabo inuu u guto. Waa inuu jirka ka helaa tamar ku filan taasoo ak timaada qudaarta, furits-ka, miraha iyo protein-ka Maxaa laga wadaa “calories”? Badanaa dhakhaatiirta ka hadasho cunnada isu-dheelli tiran iyo cilmiga nafaqada waxay tilmaamaan mar kasta eraygaa “calories” oo lagu cabiro inta aad ka qaadan kartid cunto kasto nooca aad u baahan tahay. Waxaa erayga “calories” laga wadaa cabirka tamarta eebe ku abuuray cunto kasta, sidaas awgeed wuxuu jirkaaga ka helaa tamartaas cunnada wuxuuna u adeegsadaa socodka, fakarka, neefsashada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo SayniskaMaqal & Muuqaal Arrimaha Bulshada

Cudurka Zika-virus oo Brazil Fara Kulul ku Haya

Waa maxay cudurkan ? viruska Zika waa nooc kamid ah fayriska kaneecada ay gudbiso, markii ugu horaysay waxa lagu ogaaday dalka Uganda sanadku marku ahaa 1947 oo daanyeerada Rhesus-ka loo yaqaan laga helay kadibna laga helay goor dambe aadanaha 1952, isla wadanka Uganda iyo Jamhuuriyadda Tansaaniya. Kadibana waxa uu la soo dhacay cudurkan dadkii daganaa Africa, labada Ameerika ,asia iyo badweynta hindiya sikastaba ha ahaatee nooca fayriska waxaa la yiraahdaa (Flaviviridae) sidaha cudurka fayriska waa Kaneecada, taas oo sida caadiga ah aan qaniinin dadka subaxa iyo galabka meesha ay ku sameysmaana ama ay ku abuurmaan Lama yaqaan ilaa hadda Calaamadaha iyo …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo SayniskaGanacsiga & TeknolojiyadaHorumarka & DeegaankaMaqal & Muuqaal Arrimaha BulshadaQoyska & Horumarinta Bulshada

Sidee Ku Noqoni Karaa Arday Ku Wanaagsan Waxbarashada?

Waayo aragnimada nolosha ay soo marto ayaa ku dhaliso qofka inuu wax badan ka tilmaamo waayo aragnimadaas. Waxaan mudo soo ahaa arday walina waan ahay waxaana wali rajo kasii qabaa inaan sii ahaani doono arday. Maxaa yeelay nolosha sideedaba waxay u baahantahay in aqoonta iyo cilmiga la raadiyo marwalbo. Cimiga iyo waxbarashada waa shey muhiim u ah guud ahaan nolosha aadanaha.  Dad badan ayaa ardaynimada ku adagtahay, balse waa dad ku saxan arintaas. Ardaynimada ma ahan wax fudud, laakiin cidwalbo arday wanaagsan wey noqoni kartaa. Mawduuceyga ayaa ah inaan wax yar ka faaloodo waxa ay tahay ardaynimada. Ardaynimada waa shey …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo SayniskaGanacsiga & TeknolojiyadaHorumarka & DeegaankaMaqal & Muuqaal Arrimaha Bulshada

Waxbarasho Yarida Ka Jirta Wadankeena Soomaaliya

Sida aynu la socono waxbarashada waa shayga ugu muhiimsan uu aadamuhu ku anfici karo noloshiisa tan qoyskiisa iyo mida bulshada uu la noolyahay,hadii aan u soo daadago dhubucda qormadeyda, wadankeena Soomaaliya waxa uu soo maray waqti loo aqoon jiray bari samaad oo macnaheedu tahay waayadii fiicneyd,waxbarashada iyo tasiilaadkuna ay ahaa jireen lacag la’aan (bilaash) oo ay waajib ahayd in uu waalidku geeyo caruurtooda iskuulada marki ay gaaraan xilliga waxbarashada oo ah 7 sano. Taajir iyo faqiirna ay u sinaayeen helida wax barasho tayo leh ahaydna mid ka tilmaaman qaaradaan baaxada weyn ee Afrika, nasiib daro markii uu wadanka burburay bilawgii …

Read more 0 Comments
AqriCaafimaadka iyo SayniskaQoyska & Horumarinta Bulshada

Dadku Waxay u Kalla Sareeyaan Sidda Ay u Kalla Dadaal Badan Yihiin!

Nolosha aadanaha ma ahan nolol loo wada simanyahay, maxaa yeellay waxaan ku wada noolnahay adduun la kalla sareeyo, balse waxaa isweydiin mudan maxaa keenay kalla sareynta dunidda? Bulshada caalamka ku nool waa in lawada ogadaa kalla sareynta ma timaado waqti kooban balse waa wax bini’aadamka sameystaan. Aadanaha inay ku wada noolaan qaab oo ay u kalla sareeyaan waa wax Illahay SCW u sameeyay dunidda. Waxaa ku jiro xikmad aad u weyn. In aadanaha kalle sareeyo waa wax soo jireen ah balse su’aasha meesha taalay ayaa ahayd bal maxaa keenay in maanta aadanaha Illahay SCW qalkay ay u kalla sareeyaan? Dadku …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!