Posts in category Akhri


Akhri

Saadaalintu Waxa Ey Kadhalataa Ufiirsasho Hore

Aqoonta dunidaan taal cidna makoobi karto, sidaas oo ey tahayna waa qaddar yar oo kamid ah cilmiga uu Alle dunidaan dhigay. Maalinkii Adduunkaan aadane lagu abuyray illaa iyo dhamaadka nolosha waxaa socanayo in lahelo qeybo kamid ah cilmiga kowniga ah ee Alle dul dhigay dunida.  Waxyaabaha cajiibka ah ee calaamatul su’aalka ku ah aadanaha waxaa kamid ah kitaabka Qur’aanka, oo ah mid dhaxdiisa laga helayo cilmi kasta ee adduunkaan la’ogaado ama aqoon cusub loo yeesho… bal qiyaas xilligii Nabigeenna NNKH uu joogay majirin wax aqoon ah oo loo lahaa waxa loo yaqaan cuf isjiidadka (Gravitation), hadane marki la’ogaaday kaddib waxaa …

Read more 0 Comments
AkhriDiinta Islaamka

Wax ka Ogow Mucjisooyinka Waaweynaa Ee La Siiyey Suubanaheenna NNKH.

Rasuul waliba oo uu Allah ka doorto dadkiisa waxaa uu siiyey mucjisooyin waaweyn si ay dadka ugu waano qaataan jiritaanka Allah,cibdooyinka  ay ugu Kali yeellaan Allaha  koonka abuuray kaligiii. Nimcada ugu weyn  ee uu addoomada Allaah siiyo waa Nimcad diinta iyo garshada Rabigii abuuray. Subanaheenna NNKH waxaa la siiyey mucjisooyin badan oo caddeynaayo Nabinimadiisa . Aqriste kaallay aan isla oggaane mucjisooyinka la siiyey suubanaheenna. Mucjiooyinka Suubanaheenna  Uu Allaah  Siiyey Aad Ayey U Badan Yihiin Waxa Aana Kamid Ah: 1-Qur’aanka, Qur’aanku waxa uu kamid yahay mucjiooyinka uu Allah siiyey Subanheenna NNKH, Bulshadii uu Suubanheenna ka dhashay oo lagu yaqaanay ku xeel …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Afarta qaybood ee ugu waa wayn kemisteriga

  Kiimiko duleed: Waa laan kamid ah laamaha kiimikada taas oo qusaysa adeegsiga farsamooyin iyo aragtiyo fiisigiseed si loo barto nidaamyada kiimikeed. Kiimiko duleedka marka la barbardhigo fiisikis duleedka, sida qaalibka ah waa wax la arki karo, sida inta badan ay ku tusayso aragtiyada la xariira. Kiimikada wax yaabaha la taaban karo waxay kusalaysan yihiin afkaaro la xariira qaab dhismeedka qurubka. Intii lagu guda jiray qarnigii 19aad, kiimiko duleedku wax ay door muhiim ah ka ciyaartay fikradii Wilhelm Ostwald’s iyo Jacobus Henricus van’t Hoff’s oo ka shaqaynayay isku dheelitirka kiimikooyinka. waxay sidookale door muhiim ah ka qaadatay aragtidii Svante Arrhenius …

Read more 0 Comments
AkhriCaafimaadka iyo Sayniska

Sideen U Hormarin Karnaa Caafimaadka Caqliga iyo Maskaxdeenna?

Caafimaad qabka Maskaxda iyo caqliga aadanaha waa qeybaha ugu muhiimsan ee ubbaahan kawar qabidda, balse inteenna badan kuma baraarug sanin oo iskumaba dhibno in aan niraahno maxaaa uroon caqliga iyo maskaxdeenna. Guud ahaan waxa ugu badan ee saameeya maskaxda iyo garaadka qofka waa isku buuqa (Depression). Aqoon hore looma lahayn cudurka isku buuqa balse waa cudur soojireen ah waxa uuna ku dhacaa Maskaxda, taasina waxa ey sababtaa in uu qofku howl ama shaqo qabsan waayo, intabadanna waxa uu kadhashaa cudurkaan waayidda waxa uu qofku jecelyahay, ha’ahaadaan qof, shaqo ama xuriyadd. Saameynta deegaanka ayaa iyana qeyb weyn kaqaadata isbedallada ku dhaca …

Read more 0 Comments
AkhriDhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta IslaamkaQoyska & Horumarinta Bulshada

Qibradda Nolosha?

Qormadeenna maantay waxa aan uga hadleynaa sida uu qofku qabiiir ku noqon karo dhanka nolosha, qibraddu ma’ahan kaliya in aqoonta lagu helo. Waayeelka duidaan ku nnool dhamaantood waa qabiirro, nolosha ayaana ka dhigtay dad qubaro ah, haba kukala duwanaadaan waxa qabiirka lagu yahay. Dadka uu Alle ku uumay dunidaan intabadan isku si’ waxba uma arkaan, isku sina ugama falceliyaan arimaha ku dhaca, oo waxaa caddayn kuugu filan in dadka dunidaan kunool ey isku raaci waayeen Allihii uumay oo ah Allaha kaliya oo mudan in xaqa lagu caabudo, halkaas ayayna dadku kukala haraan, oo waxa aad arkeysaa dad waayo badan nolosha …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Cilmiyaynta Taranka

Cilmiyaynta taranka 1- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ مِنْ إِمْلَاقٍ نَحْنُ نَرْزُقُكُمْ وَإِيَّاهُمْ ” (سورة الأنعام: 151). 2- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ خَشْيَةَ إِمْلَاقٍ ۖ نَّحْنُ نَرْزُقُهُمْ وَإِيَّاكُمْ” (سورة الإسراء:31). Aayadda hore waxay reebaysaa in ilmaha la dilo faqri jira awgina loo dilo, Ilaahay wuxuu balan-qaadayaa in uu irsaaqayo waalidkaas faqiirka ah iyo ilmihiisa. Aayadda labaad waxay reebaysaa in ilmaha loo dilo faqri mustaqbalka laga baqayo, sidoo kale Ilaahay wuxuu balan-qaadayaa in uu irsaaqi doono ilmaha yar ee faqriga looga cabsida qabo iyo waalidkiba. Su’aasha ina hor-taal ayaa ah dilliinka ilmaha qaabab caynkee ah ayuu yeelan karaa? Dilku waa ruux goyn, waxaana lagula …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Asiidhyo iyo Baysyo

  Ilaa iyo waayo hore waxaa jirey alaab dhadhankoodu xaamud yahay, waxaana kamid ahaa alaabtaas cinabka ceydhiin, liinta, khalka iyo caanaha suusaca ah. Qarniyo kooban dabadeed walaxda keenaysa dhadhankaas xaamudka ah ayaa loobixiyey  isku dhisyada Asiidh. Isku dhisyadaas magacooda waxaa laga sooqaatay magaca laatiiniga ah “acidium” oo loo akhriyo asiidhuyam, macnaheeduna yahay dhadhan kulul. Asiidhyo: ururka ugu muhiimsan kiimikooyinka ayaa loogu yeeraa asiidho. Asiidhasaas oo waraaqda litmaska kadhigaya casaan ama guduud, taas oo kadhigan in PH koodu ka hooseeyo 7. Asiidhada caanka ah: Asiidhada caanka ah ee inta badan kemisteriga aad kula kulmaysid waxaa ka mid ah: Haydarokoloorik asiidh HCl(aq) …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Maatarka

  Maatarku waa waxkasta oo leh cuf iyo culays, meel marana buuxinkara, taas oo ka dhigaysa in maatarka oo dhami uu lee yahay ama ka siman yahay labadaas astaamood. Sidaa awgeed wixii aan lahayn astaamahaas uguma aan yeeri karno maatar tusaale, kulka, jabaqda, ilayska iyo iwm. Hadii aad ufiirsato kuwaas waxaa ogaanaysaa in ay yihiin tamarro kala duwan. Inkastoo maatarka oo dhami uu ka siman yahay labadaas astaamood hadana ma ahan mid walaxaha muuqoodu uu yahay kuwo isku mid ah, waayo waxa aad arkaysaa walxo iswada haysta oo adag sida dhagaxa, qalinka, buugga, iwm. Sidoo kale waxaa arkaysaa walxo dareere …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Doodaha “sinnaanta ragga iyo dumarka” Maxay Salka ku Hayaan?

Dhammaan mas’alooyinka doodaha ka dhexdhaliya qawaaniinta ummadaha ay samaystaan kuna dhaqmaan inta badanna gender-ka xidhiidhka la leh ma aha doodahaasi kuwa iska samaysma, ee waa dood ku qotonta fikrado kala duwan oo saamayn ku leh qawaaniintaas, tusaale ahaan ciqaabaadka adag ee Islaamka (xuduuda), qaybta dhaxalka ragga iyo dumarka, isla guursashada dumar badan iwm, waa mas’alooyin doodo ka jiraan qawaaniintuna ku kala duwan tahay. Kala duwanaanshahaasina waa mid ku salaysan afkaar qawaaniintaas lagu saleeyay, qofkii raba marka inuu wax ka ogaado arrimahan ama doonaya inuu daraaseeyo waa in uu daraaseeyaa afkaarta keentay kala duwanaanshaha iyagana uu qaymeeyaa xadiga saxnaansho ama saxnaasha …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Soomaaliya: Loolankii Sodonkii Sano Ee U Dambeeyay!

Sodonkii sano ee la soo dhaafay ee dalku burburka iyo dib u soo kabashada ku jiray waxaan u qaybin karnaa loolanka ka taagnaa dalkeena labo loolan oo mid walba waqti uu lahaa: Loolankii sokeeye: waxaa dalka isku haystay qabaa’ilka soomaalida, waxaa dhacayay dagaalo sokeeye oo aad u kharaar, waxaa jiray barakac iyo burbur baaxad leh, waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii dumayay intii ka harsanayd astaamihii qaranka. Marxaladaas adag dawladdaha caalamka ee Soomaaliya daneeya iyo guud ahaanba Geeska Afrika waxay ahaayeen kuwa kor ka eegta sida wax u socdaan, la’na meel ay kala qabsadaan dadkan is cunaya, iyo kuwo ku …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!