Yaxye Yaxye Amir

About the Author Yaxye Yaxye Amir

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Wuxuu wax ka qoraa dhaqaalaha, cilmiga bulshada iyo maamulka dadweynaha. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay maamulka dadweynaha, sharciga iyo qaanuunka. Wuxuuna shahaadada heerka koowaad ee bachelor degree ka haystaa maamulka dadweynaha. Qoraaga wuxuu wax ka qoraa maamul-wanaagga, arrimaha horumarinta bulshada, dhacdooyinka ganacsiga, sida loo xallin lahaa dhibaatooyinka federaalka iyo sidda federaalka looga hirgelini lahaa Soomaaliya, illaalinta deegaanka, kordhinta xasiloonida deegaanka iyo wax walbo oo ay ku horumari karto bulshada.

Siyaasadda & Diplomasiyadda

Waxaa Maxay Dastuur? |Tukesomalism.com

Dastuurku waa heshiis bulsho ka dhaxeeyo oo qeexaayo xiriirka ka dhaxeeyo muwadiniinta iyo dowladooda waana Axdi lagu caddeynayo nooca doorasho ee dalka ka dhacayso, siyaasadda dalka, waajibaadka madaxda dowlada iyo muwadaniinta xaquuqda ay leeyihiin, sidoo kale wuxuu cadeynayaa nooca xukumada dalka ka jirto ay tahay tusaale noocyada dowladaha, dowlad boqortooyo ku dhisan, dowlad federal ah, dowlad dhexe kaliya (unitary government) iyo sida loo toosinayo midka ku xadgudba Axdiga iyo guud ahaan sida dadku ugu dhaqmi lahaayeen qaanuun ay raalli ka wada yihiin. Dastuurka markii la sameynaayo meelaha ilaha laga soo xigto waa inay noqotaa (Source of constitution) Shareecada Islaamka (Axaadiista, kitaabada …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!