Xabiibo Bella

About the Author Xabiibo Bella

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waxay wax ka qortaa Cilmiga bulshada, Maamulka iyo Hogaanka, Xalinta khilafaadka, Cilmi baarista guud, Siyaasadda, Arrimaha guud ee bulshada iyo sheekooyin faneedyo. Qoraa waa qoraa aqqoon duruqsan u leh Cilmiga bulshada, waxay heerka jaamacadda koowaad ka haysataa Cilmiga Bulshada (Sociology). Qoraaga waa qoraa aad u jecel midnimada ummada Soomaaiyeed iyo xalinta khilafaadka.

Qoyska & Horumarinta Bulshada

Doorka Haweenka Soomaaliyeed Ku Leeyihiin Siyaasadda Iyo Heerka Waxabarasho

Haweenku waa lafdhabart bulshooyinka adduunka gaar ahaan waa udub dhaxaadka umadda Soomaaliyeed, waa gabadha maantay iyo hooyooyinka beri. Haweenka Soomaaliyeed waxay dusha u riteen masuuliyaad aad u fara badan oo kaga soo furtay dhanka qoyskooda iyo dhanka bulshadoodaba, markii ay meesha ka baxday dawladdii dhexe haweenka Soomaaliyeed waxay wajaheen hawl culus oo ay ku kaliyoobeen, maadama aysan jirin xukuumad ka khafiifisa masuuliyada fuushay hadday ahaan la hayd masruufkii reerku quudan lahaa, waxbarashadii carruurta, iyo daryeelka caafimaad ee haweenka. Waxaa xusid mudan mudada dalku burburka ku jiray shaqooyinka haweenku bulshada u hayeen inay kaga badnaayeen tii ragga laga rabay ee ay …

Read more 0 Comments
Maqal & Muuqaal Arrimaha BulshadaQoyska & Horumarinta Bulshada

Tiknoologiyada Casriga Ah Iyo Jiilkeena Cusub |Tukesomalism.com

Tiknologiyadu waa nimco ilaahay bini’aadamka ugu deeqay. Casrigaan lajoogo waxay noqotay nolosha bini’aadamka qayb muhiima oo ka mida. Waa wax faa’iido iyo khasaaraba lagu qabo, waa seef laba afleh oo dhankasta (samaan iyo xumaan) loo adeegsankaro, hase ahaate umadduhu inta badan waxay u adeegsadaan dhanka wanaagsan oo ahaa baahidii loo qabay oo loo samaystay. Markaan u nimaadno waxa loo yaqaan (Barkulanada Bulshada) oo ah qayb ka mida Tiknololgiyada ayaa saamayn balaaran ku yeeshay dadyowga afrikaanka ah oo Soomaalidu kamidtahay, inkastoo bulshadu siday doonaan u adeegsadaan cida u nugul oo la orankaro dhibaato weyn ayay ku haysaa waa jiilka cusub, waa …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Xasuustii Halgankii Xanuunka Badnaa Ee Daraawiishta |Tukesomalism.com

Inta aanan gudaha ugu dhaadhicin, u jeedada cinwaanka qormadaan gudbinay aan si kooban u dib ugu laabto halgankii daraawiishta ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan hoggaanka u hayay oo qormadaan udub dhaxaad u ah. Sayid Maxamed Cabdule Xasan oo ahaa hoggaankii sare ee Daraawiish, ayaa la sheegay inuu ku dhashay “Balli sac Madeeqa” oo todoba mayl waqooyi kaga beegan magaalada Buuhoodle xili lagu qiyaasay 1856dii. Waxaa kaloo la sheegaa in Sayidku dhashay gu’ barwaaqo ahaa oo “Gobaysane” loo bixiyay. Quraanka wuxuu ku bilaabay yaraan wuxuuna ku dhameeyaya yaraan. Sayidka oo cilmi doona ayaa aaday magaalada barkaysan ee Makka si uu usoo …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!