Warsame Maxamed Nuur Garaad Noor

About the Author Warsame Maxamed Nuur Garaad Noor

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Wuxuu wax ka qoraa luuqadaha kala duwan sida Soomaali, Carabi, Ingiriis iyo Sawaxili, wuxuu ka faalooddaa Arimaha diinta Islaamka, deegaanka, wadaniyada, suugaanta iyo arrimaha bulshada. Qaatay shahaadada Bachelor-ka ee Shareecada iyo Qanuunka (Sharia and Law), Diploma –Maamulka, Maareynta Ganacsiga iyo Dhaqaalaha. Diploma –Cilmiga Deegaanka iyo caafimaadka.

Aqri

Maxaad Ka Taqanaa Shimbirka La Yiraahdo Gorgor?

Gorgorka waxa uu ka mid yahay shimbiraha ugaarsada xayawaanada kale ee cuna. Gorgorka wuu noocyo badan yahay waxaana lagu qiyaasaa jinsiyada gorgorka uu ka soo jeedo illaa 63 nooc oo kala jaad ah. Gorgorka wuxuu leeyahay af adag oo u sameysan qaab dheer oo qalooca. Kalaro baalal kala duwan. Miisaankiisa Waxaa lagu qiyaasaa gorgorka illaa 5-8 kg inuu culeeskiisa gaaro. Baalashiisa waxay gaarayaan 60-75 Cm, Lugahiisa waa kuwo awood leh. Noocyada Gorgorka waxa uu si toos ah u duuli karaa illaa 600 mile saacadiiba isagoo samada haadaya. Waxa uu dhulka ka arki karaa wixii uu ugaarsan lahaa cabir dhan 200 …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Maxaad Ka Ogtahay Maalinta Caashuuraa?

Maxaad ka ogtahay maalinta Caashuuraa? _____________ Muslimiinta caalamka ayaa ku faraxsan soonka caashuuraa, maalinta sagaalaad iyo tobonaad ee bishan muxarram ah sanadka islaamka ee hijriga ah 1441 kuna aadan 9.9.2019. Sidee ku timid soonka maalinta Caaahuuraa? _____________ Nabiigeena Muaxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Eebe korkii ha yeelee ayaa ku booriyay sabaaxadiisa inay soomaan caashuuraa maalin ka hor ama kadib maalin si aynu u khilaafno Yuhuuda. Maalintan waa maalintii illaahay badbaadiyay Nabi MUUSE Naxariis iyo Nabadiino korkii rabi ha yeelee kana badbaadiyay cadowgii fircoon ahaa. Nabiigeena Muxamed NNKAH wuu soomay, asxaabtiina Rc wuu faray inay soomaan Waxa uuna yiri:- ”anigaa uga dhaw …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

12 Dardaan oo Aan uga Faa’ideesan Karno Tobanka Maalmood ee Bisha Dilxijah

  بسم الله الرحمن الرحيم Qofka Alle iyo Nabi rumeeyay wuxuu ku dadaalaa inuu waqtigiisa geliyo maalmaha iyo waqtiyada kheerka badan ee ilaahay iyo rasuulkiisa tilmaameen waxaana ka mid waqtiyadaa kheerka badan 10ka maalin ee bisha dilxijah oo ay ku dhex jirto maalmo kheer badan sida gudashada waajibka xajka maalinta carafo iyo camalo fara badan. Si aan uga wada qeyb galno maalmahaan wanaaga badan waxaan idin soo gudbinayaa dariiqooyinka aan kaga wada faa’idaysankarno Insha’Allaah. ( 1 ) Ma ogtahay? Ma dooneysaa inaad barato fadliga ay leedahay bilowga bishaan dilxijah? Ogoow waxaan ku dhex jira maalmo iyo maalin kheer badan. Waa …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Calaamadaha Lagu Garto Qalbiga Wanaagsan❤🦋

Qalbiga wanaagsan ee toosan waxaa lagu gartaa calaamado kuwaasoo uu kaga duwanyahay qalbiyada dadka kale. Hadaba sii aqri qoraalkan:  * Qalbiga wanaagsan waa mid ulaabasho badan una towbo noqod badab rabigeena sarreeyee•  * Qalbiga wanaagsan waa kan ka maran xumaanta ilaaliyana akhlaalkhda wanaagsan kana fog dhaqanka xun. * Qalbiga wanaagsan xaasidnimo iyo xiqdi iyo caro uma qaado dadkale•  * Qalbiga nabad galay waa mid raali ku ah kuna qanacsan qadarta iyo maamulka ilaahay ee ku saabsan umuuraha aadanaha oo dhan•  * Qalbiga suuban waa mid og in dunida tahay marin oo ay dhamaaneyso, Inta badan qalbiga qofka toosan waxa uu …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Sidee Lagu Xallin Karaa Dhibaatooyinka Qoyska?

  Ugu horeyn waxaan fasiraad  ka bixineynaa waa maxay qoys? Qoysku waa halka uu ka unkamo taranka bulshada iyo bini’aadanka, waana halka isku haysa qeybaha  reerka, lagana helo sacaadada, daganaanta  iyo isku xirnaanta. Sidaa oo ay tahay hadana qoysaka waxa soo waajaha dhibaatooyinka mushkilado khilaafaad la socda nolosha caadiga ah. Arinta waa nolosha xaalkeeda waana abuur Alle oo dadku way isku dhacaan waxaana ugu wacan kala duwanaashaha abuurka dabeecadaha iyo kala fikir duwanaasha dadka ka dhex jira  hayeeshee xallin ayaa loo baahanyahay. Qoyska lamaanaha dhexdooda waxaa ka dhex dhici karaa khilaaf caruurtana waxay sameen karaan waxay labada waalid rabin. Macnaha …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Maxaad Ka Taqaan Xariirka Labada Dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha?

  Soomaaliya iyo Shiinaha waxay lahaayeen waligood xiriir qoto-dheer oo taariikh fog leh kaasoo soo jireen ahaa qarniyo hore. Xiriirka labada dal iyo dadba waxa uu ahaa mid ka dhaxeeya labada shacab waxa uu ahaa xiriirkaas dhinacyada kala ah:- Ganacsiga Ciidanka Dhaqanka iyo luuqahaha   Qarniyadii Dhexe Xiriirka ka dhaxeeya labada shacab ee Soomaalida iyo Shiineeska waa mid fog,jirayna qarniyadii hore iyo kan sabanno dhexe.  Xiriika ayaa ku bilowday ganacsi waxa uuna ku bilowday in Soomaalida ay u dhoofiyaan duur joog uu dalka Soomaaliya hodan ku yahay sida Gariga, cowsha,  dameer faroowga iwm. Waxaa kaloo ganacsatada Soomaalida ay Shiinaha u dhoofin …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

10 Faa’ido oo Laga Helo Biyo Badan oo La Cabo

  Biyaha oo lacabo waxay leeyhiin faa’idooyin badan waxaan halkan kusoo gudbinaynaa 10 faa’ido oo muhiim ah kuwaaas oo laga helo biyo badan oo la cabo. 1.     Biyo badan oo la cabo waxay faa’ido u leedahay jirdhiska iyo jimicsiga. Daraasad lagu sameeyay ragga iyo dumarka jimicsiga ciyaara waxaa lagu ogaaday kuwa caba 2 koob oo biya ah ka hor jimicsiga inta ay bilaabin ay helaan nashaad iyo jir ka wanaagsan kuwa biyaha yar caba. Ciyaartoyda biyaha cabta waxay ka helaan dheefshiid wanaagsan iyo amateedka cuntada oo u furma iyo jir siman. 2.    Biyaha caadiga ah oo aad loo cabo waxay …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Faa’idada Biyaha Badan oo La Cabo

  Biyaha waxay kamid yihiin waxyaabaha uu Illaahay abuuray, kuna waraabiyay wax walba oo nool. Cilmi ahaan biyaha waxay ka kooban yhiin 2 Haydarogeen iyo 1 Oksijiin ah. Waana hawo dhamaantood kadib waxa ay noqdaan dareere wax tar leh. Jirka aadanaha waxa uu ka kooban yahay 55% illa 70% sidda ay dhaqaatiirtu sheegayaan. Biyo badan oo la cabo waxay leeyihiin faa’idooyinka 15 ah iyo in ka badan. Qadarka biyaha aad cabto maalin kasta wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa ilaalinta caafimaadka jirkaaga. Khubaradu waxay kugula talinayaan cabitaanka 8 illaa 10 Koobabka biyo ah maalin kasta, si ay u illaaliyaan caafimaadka …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Ciida Iyo Waxyaabaha Nalaga Rabo

  Ciid Mubaarak Ciida afurka soonqaad kadib ee barakeysan waxaa ciid loogu yeeray waa inay sanad waliba soo noq-noqoto waana maalinta ay Muslimiinta u dabaal dagaan iyagoo ciidaya oo faraxsan kuna faraxsan camalkii suubanaa ay soo qabteen bil dhan oo ay soomanaayeen, kana soomeen waxwalba oo ay naftooda rabtay maalin walba. Fidri waxaa loogu yeeray waa kolka la afuray oo cunada la cunaayo. Soonka kadib Muslimiinta ayaa ciida badanaa 29 soon qaad ama 30 soo qaadka kadib maalin oo ay u dabaal dagaan ciida iyagoo ku faraxsan si aan caadi aheen. Maalinta ciida waxaa qofka Muslika ah laga rabaa. Inuu …

Read more 0 Comments
Diinta Islaamka

Zakada Fitriga – Sakada Soon Furka

  Waa zakada iyo Sadaqada la bixiyo maalinta uu dhamaado soonka iyo qorrax soo baxa maalinta la ciidaayo ciida soon-furka. Qiyaasta la bixinaayo Zakada Fitriga Waxaa weeye 1 suus cabir ahaan ah 2100gr  2.1 kg, Qaar culimada ka mid ah waxay gaarsiiyeen 2.5kg illaa 3kg waayo cunada la cuno cabirkooda ayaa kala duwanaada mararka qaar. Sidda ka sugan  Xadiiska Ibnu Cumra IHKRN isaga iyo aabihii ayaa wariyay. Nabiga s.c.w waxa uu farad yeelay Zakada Fitriga Ramadaanka dhamaadkiisa suus timir ah ama suus khamadi ah. Ibnu Cabaas waxa uu yiri:- “isaga aabihii Alle haka raali noqdee Nabiga s.c.w waxa uu farad …

Read more 1 Comment
error: Content is protected !!