Ubax Cabdullaahi Aadan

About the Author Ubax Cabdullaahi Aadan

Waa qoraa ka tirsan bahda qorayaasha ee Afrikaan.so Waa aqoonyahanad u shaqeysa Wasaaradda Isdhexgalka iyo Ajaanibka, kuna takhasustey xadgudubka ku saleysan jinsiga. Waa siyaasi ka tirsan xisbiga Shaqaalaha ee dalka Norway, ahna xildhibaanada golaha Degaanka ee Oslo, Norway. Waa markii labaad ay xildhibaanad ka noqoto golaha deegaanka ee Oslo. Ubax waa qoraagii u horeeyay ee qora buugg af soomaali ku qoran oo ka hadlaya gudniinka fircooniga,. Buugga waa online, lacag la`aan baad ku soo degsan kartaa. Buugga magaciisa waa Wad-haween. Ubax waa bloggist, dhawr luuqadood wax ku qora. Bloggeeda waa http://ubahaden.com/

Caafimaadka iyo Sayniska

La Dagaalanka Caabuqa Covid-19 iyo Baraha TikTok

Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa ka jirtay xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walba la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii. Qofkii ugu horreeyay ee laga helo fayraska faafa ee korona dalka Norway ayaa aheyd haweeney ka soo laabatay safar ay ku tagtay dalka Shiinaha, dhammaadkii febraayo. Qofkii u horeeyay ee u dhintana uu noqdey odey waayeel oo bukaan ahaa. Waxuu dhintey 12-kii maarso. Isla maalintaa ayay dowlada Norway soo rogtey talaabooyin xakameyn ah, si faafida caabuqa loo xadido. Hay’adda Caafimaadka Aduunka, WHO ayaa 11-kii Maarso ku dhawaaqdey in feyraskii uu ka gudbey xaalada cudurada …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!