Axmed Maxamed Sulaymaan ‘Shiraac’

About the Author Axmed Maxamed Sulaymaan ‘Shiraac’

Waa qoraa iyo aqoonyahaan ka tirsan Afrikaan. Qoraaga wuxuu qibrad u leeyahay afka Soomaaliga, kudhowaad 28 sano ayuu baariyey Afsoomaaliga asigoo ebyiyay:, isku-asalnimada afafka Soomaaliga iyo Carabiga, Naxwaha Afsoomaaliga ‘illaa 7 daabacadood’, midaeynta qoraalka Soomaaliga iyo turjumaadda iyo qoraalka ilaa 14 kitaab oo Afsoomaali ah. Qoraaga wuxuu hadda gacanta ku hayaa qaamuus ka kooban illaa 80,000 ee gelitaan leh, cilmi baaris etimoolijiyadda afka hooyo, manhajka kulliyad Afsoomaali ah iyo kutubta loo baahan yahay iyo qoraalka 6 buug oo kale. Qoraaga sidoo kale waa Madaxa Akademiyada Afka Soomaaliga ee Somalism.

Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Christopher Columbus – Ka Yoomiyaad

Toddobo iyo toban kii September, oo Isniin ah, galbeed b’aan u socday oo jarnay konton liig habeen kii iyo maalin tii. Maayad wacan baa nagu gargaaraysay majaraha. Aroor tii muuqaal cushub baa soo siyaadayay u muuqday sidii dhiro webi, oo mid kood raggii ku arkay qooqab nool. Kan oo’n ugu faro adaygay si ay dhammaan u arkaan oo cindiga u geliyaan berri. Biyaha baddu waa ka milix yaraayeen kuwii ‘Canaries’ ee aannu ka soo baaryoonnay. Tan oo’n ku dukhuulay in badan in ay dhadhamiyaan. Geyreyaashu, giddi, waa fududaayeen. Qof kasta waa faraxsanaa, oo kor’aa baxridi fiicnayd u baxday si ay …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!