Miski Cabdinuur Salal

About the Author Miski Cabdinuur Salal

Miski Cabdinuur Salal waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waxa ay wax ka qortaa arrimaha Bulshada, Caafimaadka, Dhaqanka, iyo Dhiirigelinta bulshada. Waxa ay aad ugu xeeldheertahay qorsista afka Hooyo.Sidoo kalena waxa ey taqasus u leedahay kuliyadda Umulisinimada, sidoo kale shahaadada heerka koowaad ee jaamacada waxa ay ka haystaa kuliyada kalkaalisinimo.

Caafimaadka iyo Sayniska

Boog Calooleed iyo Sidda Lagu Daaweyn Karo!

  Boog calooleedku waa  xaaladda  uu caabuq  ku dhaco dahaarka difaaca caloosha.  Bulshadeenna Soomaliyeed waxa ay u yaqaanaan “Gaas” , dahaarka caloosha waxa uu ka kooban yahay qanjiro kuwaas oo soo saaro  asiidka(Acid) caloosha iyo  insaam(enzyme) waxana  loo yaqaanaa bebsiin (pepsine) .Asiidka caloosha  waxa uu burburiyaa  cuntada ,bebsiinka wax uu shiidaa  borotiinka . Dahaarka  caloosha waxa  uu ka hortagaa in asiidka loogu talagalay burburinta cuntada uu gaaro nuudaayasha caloosha. Maxaa Sababa Boog Colooleed Bakteeriyo (Bacteria). Dhaawac soo gaaro dahaarka caloosha. Cabidda qamriga. Gubashada calooshada. Isticmaalka badan ee kafeega (Cofee). Xasaasiyadda   kutimaada cuntooyinka qaar. Caalamadaha Lagu Garto Boog Calooleedka Matag. Lalabo. …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Boog Lugeedka Macaanka iyo Calaamadaha Lagu Garto

  Boog lugeeydka macaanka waa boog furan ama dhawaac kaas oo ku dhaco qiyaas ahaan 15%  bukaanada qabo cudurka  macaanka, waxayna caan ku tahay inay ku dhacdo  lugta qeyb teeda hoose 6% isbitaal ayey la jiiftaan boog lugeydka macaanka, taasoo ugu wacantahay infekshenka iyo dhibaatooyinka la xiriira  boogtaas. Maxaa Sababa Boog Lugeeydka Macaanka? Qof kasto oo qabo cudurka macaanka wuu ku dhici karaa boog lugeeydka macaanka, bukaanada qabo cudurka macaanka oo isticmaalo cirbada macaanka insuliin ayaa ah bukaanada ugu badan oo halista  ugu jiro  boog lugeeydka macaanka. Dadka aadka u cayilan iyo  dadka isticmaalo tubaakada waxay door wayn ka ciyaaraan …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Maxaad Ka Taqanaa Awooda Hadalka?

  Hadalka waa xariirka u dheexeeya aadanaha. Wuxuuna isku xiraa bulshada, wuxuun  ka qayb qaataa isfahanka aadanaha, iyo isku xirka bulshada, hadana wuxuu leeyahay saamayn wayn. Hadaba Qaab Noocee Ayuu Saameyn U Yeelan Karaa? Waxuu leeyahay saameeyn wanaagsan iyo mid xun oo qalbiga raad wayn ku yeelato. Makula tahay in uu hadalka mararka qaar uu ka saameeyn badanyahay  xabada iyo hubka lagu dagaalamo? Waxaa si sax ah u ogaanaysaa jawaabta su’aasha marka aad si sax ah u dhuuxdo maahmaahda  oranayso “dhawaaq meel dheer dhagaxna meel dhow  ayuu dhacaa”. Hadalka  waa awood burburin karta ama dhisi karta nolosha aadanaha tusaalle:  Qoys …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!