Miski Cabdulxakiim

About the Author Miski Cabdulxakiim

Miski Cabdulxakiim, waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waxay wax ka qortaa arrimaha bulshada, ganacsiga, dhaqaalaha, suugaanta, hal abuurka, waxayna sawir buuxa ka bixisaa xaalada uu dalka ku suganyahay, waxay u ololaysaa nabadda iyo horumarka bulshada, dhiirigalinta dhaliyarada kale ayaa u ah mid joogta ah, taqaqusna u leh maamulka iyo maareynta. Waxay shahaadada bachelor degree-ga ka haysataa Maamulka iyo Maareynta.

Qoyska & Horumarinta Bulshada

Waa Masiibo Qaranoo Maankaygu Diiday |Tukesomalism.com

waxaan fariin lawadaagayaa dhalinyaradeyda soomaaliyeed ee dal iyo dibadba  kunool, run ahaanti waxaan ilaa xalay arkayey sawiro iyo muuqaalo ay lahaayeen dhalinyaradii ku geeriyootay wadada tahriibta, kuwaas oo ahaa dhalinyaro quruxbadan oo kadhignaa ubax siwacan loo waraabiyey oo siwacan u bar-baaray ,hadaanan qaldanay waxaadba moodaa dhalinyaradaas inta ay dalkooda ku noolaayeen inaysan dareemin gaajo iyo rafaad hal-habeen ayeysan gaajo kuseexdeen isla dhalintaas muuqaalkoodu sida uu u qurxoona . In badan ayaa aaminsan in shaqo la’aan ay ugu wacntahy in latahriibo, balse fikirkayga ilama aha in shaqo la’aani jirto ee waxaa jirta kalsooni daro lagu qabo in lagu kalsoonaado nolosha dalka …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!