Liibaan Cabdulkhaadir

About the Author Liibaan Cabdulkhaadir

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Wuxuu wax ka qoraa dhaqaalaha, xariirka caalamiga iyo diblomaasiyadda, arrimaha bulshada, horumarinta shaqsiyaadka, iyo guud ahaan waxbarashada. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay Dhaqaalaha iyo Xariirka Caalamiga iyo Diblomaasiyadda, wuxuu shahaadada heerka koowaad ee Bacheelor Degree-ga ka haystaa Dhaqaalaha & Xariirka Caalamiga iyo Diblomaasiyadda.

Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Garasho Iyo Daacad La’aan |Tukesomalism.com

Daacadnimadu waa shay muhiim ah oo had iyo jeer looga gudbo aafooyin badan waana tii uu lahaa Abwaan Hadraawi : “Inkastaad dabbaashiyo taqaan duurka xuliddiisa Ood dabin ka bood tahay nimaan cidi dareemeynin Waxa daadka lagu dhaafayaa daacaddoo qudhahe” Waxaa uu inoo hogatusaaleyey Abwaanku in daacadnimo tahay sababta dhibaatooyin badan looga samatabaxo , hadaba daacad la’aanta waxaa sabab u ah Qabyaalada iyo tuhun qolola walba ay ka qabto qolada kale taasi wax ay dhalisay in qola walba ay qolada kale u aragto cadowgeeda amase dad had iyo jeer u tagan inay duudsiiyaan xaqooda taas wax ay abuurtay jawi aamindaro taas …

Read more 0 Comments
Diinta IslaamkaQoyska & Horumarinta Bulshada

Waalidka & Diinta Islaamka |Tukesomalism.com

Aayado Qur’aan ah iyo axaadiis aan tiro yareyn oo tilmaamaya waajibnimada iyo ahmiyadda ay leedahay u baari ahaanshada waalidka ayaa soo arooray. Alle (Swt) isaga uu yiri:  (Caabuda Eebe hana la wadaajinina waxba, Labada waalidna u wanaag fala) An-Nisaa’:36 Aayaddan waxaan ka dhadhansan karnaa u sama falka waalidka in ay tahay sheey waajib ah kuna xiga cibaadada rabbi. Labadan Xadiiś ee soo socda waxa ay kamid yihiin axaadiiśta faraha badan ee tilmaamaya mugga iyo miisaanka waalidka uu ku leeyahay diinta Islaamka Abdullaahi Ibnu Mascuud Rc waxa uu yiri: Nabiga (Scw) ayaan weydiiyay camal la sameeyo maxaa Alle agtiisa loogu jaceyl …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Warshiikh Waa Deegaan Dalxiis Iyo Dhalintii Booqatay |Tukesomalism.com

Warshiikh ama (Warsheekh) waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta soomaaliyaMagaaladaan waxee caasimada muqdisho u jirtaa qiyaas ahaan 65km, waxeena leedahay taariikh dheer.waxay ku taalaa Xeebta Badweynta Hindiya, waana magaalo qadiimi ah. Magaca magaaladani oo ah Warshiikh wuxuu iska saaran yahay labo eray oo kala ah “War” iyo “Shiikh”, waxaana loo la jeedaa hadalkii Sheekha iyadoo Soomaalidu Sheekh u taqaano qofkii barta Cilmiga gaar ahaan Diinta Islaamka. Warshiikh waa meel taariikh fog ku leh Sooyaalka Taariikhda Soomaaliya, waxaana Warsheekh lagu dilay gumeystihii ugu horeeyay Soomaaliya iyadoo ay weerar kusoo qaadeen Ciidamadii badda ee talyaaniga ee wadanka …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Wax Yaabaha Keena Ka Quusashada Nafta!|Tukesomalism.com

Qofka oo aan naftiisa ku kalsoneyn. taasina waxay qofka u sababtaa inuu san sameyn  wax isku day  ah waxa uuna noqdaa  qof dib u gurasha  badan  mar walbana  ka carara inuu fashilmo qofkaasi  inta badan  isaga  ayaa sabab u ah inoo dilo awoodiisa maskaxeed iyo mid nafeed   dareen xogan  oo salka ku hayo caajis  iyo quusasho isla markana qofka ka hor  istaaga dhaq dhaqaq walbo oo uu bulshada wax kula qeyb san karo  iyo qof iska dhaadhiciya  in uu bulshadiisa  wax tari karin  kalinnimo iyo bulshada oo leyska xir xiro  lagana dhex baxo  qofku  inuu noqdo  mid u xir xiran …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!