Farax Xasan Macallin

About the Author Farax Xasan Macallin

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waxay wax ka qortaa cilmi nafsiga, horumarinta nafta, teknolijiyada, arrimaha bulshada iyo qoysaska. Waxay shahaadada heerkii koowaad ee jaamacada ka haysataa cilmiga teknoolijiyada ee ICT (Information communication and technology). Siddoo kale waxay haysataa shahaadooyin tababar iyo diploma oo ay ka diyaarisey maamulka iyo maaraynta xisaabaadka, horumarka nafta, Kombuuterka, qaabka looga shaqeeyo ururada iyo hayadaha, qaabka loo abuuro gaanacsiyada yaryar, cunta karinta iyo qaar kale, sidda luuqaddaha. Xagga shaqooyinka waxa ay kasoo shaqaysay SONYO, Shaqoddoon, PENHA, Care International iyo PSI oo ay dhammaantood si ku meel-gaadha ula shaqaynaysay. Waxa ay xilal ka soo qabatay Deegaan Network oo ay agaasime ka ahayd iyo SOCEVO oo ay guddoomiye ka ahayd. Waxa ay lasoo shaqaynaysay Dahabshiil, qaybta eDahab Hargeysa.

Qoyska & Horumarinta Bulshada

Waxyaabaha Kaa Caawin Kara in Aad ka Midho-dhalisid Guushaada

Waxaad hoosta ka xariiqda oo aad (Xaddi-daa) hadaf-yada aad leedahay adigoo u qaybinayaa kuwa waa wayn iyo kuwa yar yar kuwa yar yarna markaas aad ugu soconayso xaqiijinta kuwa waa wayn mar walbaana is waydii maxaan sameeyaa? Sideen wax u sameeyaa? Wakhtigaaga nadaami Xoojina xidhiidhka dadka waanwanaagsan oo kasboo saaxiib wanaagsan Noqo mid mar walba isku daya oo ku socda waxa uu qabaanaayo   Waa maxay kala duwanaanshaha u dhaxeeya raaxada iyo guusha? Farqiga u dhaxeeya waxa u ku cad yahay sida aynnu uga soo sheegaynay mid walba marka waxannu soo koobikarnaa qofkasta oo guuleysta ahi maaha raaxeystee, raaxeyste kastana …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Habsami u Socodka Horumarka iyo Guusha Noloshaada

Waxa aad ka bilaabaysaa naftaada, waxa aad isku daydaa in aad ku guulaysato arrimahaaga khaaska ah ee ku khuseeya adiga oo naftaada la dhaqmayaa, Allah SWT waxa uu yidhi innaga oo macnaheeda soo qaadanayna, “Allah Ma Beddelo Qoomna ilaa ay iyagu is beddelaan Nafahooda” Ku kalsoonow naftaadaoo aad ku kal soonaato waxa ay kuu hagaysaa khayrka iyo in aad ku guulaysato wax walba oo aad qabanayso, ha u arkiin naftaada daciif oo ha liidiin kuna kalsoonoow naftaada,adiga oo Allah SWT la kaashanaya, kuna kalsoonow wax walba oo aad qabanayso isla markanaAllah u tala sarro,waxa aad ku ceel-celisaa hadallada wanaagsan ee …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Maxaa Suurra Geliya Raaxada Qofka?

Waxa suurrageliya saddexdan qodob ee hoos ku qoraan:- Waa in uu qofku is helo oo aannu is waayinoo naftiisa helo ee aannu deydeyin, waayo qofku haddannu is helin isba oogan waxa uu yahay ama nolosha bulshada iyo tiisaba meesha u kagajiro iyo farxadiisu halka ay gaadhsiisan tahay marka qodobkani waa mihiim. 2. Waa in qofku uu raali noqdaaoo Illaahay ka raali noqdaa,naftiisa ka raali noqda, waalid kii ka raali noqda, wadan kiisa ka raali noqdaa magaciisaa ka raali noqda aannu odhan hadan cadan ahaan lahaa, haddii aannu magacaygu cali ahayn waan jeclaan lahaa way magacay gu waxa uu aad ugu …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Ogow Maalinkasto oo Ku Soomarta in ay Tahay Maalin Cusub

Maalin kasta oo ku soo martaa waa maalin cusub oo lagaga baahanyahay in aad waajahdo khayrkeeda iyo sharkeedaba, guusheeda iyo guul daradeedaba, marka waxa aan naftayda aniga oo ka bilaabaya Ina siinaya talo taladaas oo ah in aad maalin kasta adna aad cusbaato, oo dib usoo dhalato oo aad subax kasta la timaada karti cusub iyo firfircooni dheeraada oo lamoodaaba in aad dunida imika ku cusubtahay, waayo tani waxa ay ku surrtogelinaysaa in aadku mashquulin guuldarradda shalay oo aad casharka barato waxa ay surrto gelinaysaa in aanad dedaalkaagii joojin oo aad si isdaba-jooga u waddo guushana si dhibyar ku gaadho. …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Qofku Sidee Ayuu Ku Noqon Karaa Qof La Jecel Yahay oo La Ixtiraamo ama La Tixgeliyo?

  Ixtiraam:dadka oo daacad u noqo, in aad noqoto qof daacad ah oo ixtiraama qof walba waxa ay sababtaa in aad noqto qof lajeclaado oo qof waliba jecelyahay isna la ixtiraamo, waxaaannu so jiita cid walba oo dadnimo iyo damiirba leh., in aad daacad ahaato oo aad dadka ixtiraamto waxa ay wax ka beddelaysaa shakhsiyaddaada oo ka dhigaysa shakhsiyaad wanaagsan oo horumar leh, runtii qofku marka uu is ixtiraamo oo qof muxtaram ah iska dhigo hadal kiisa miisaamo waxa uu odhanayaa aana ka fiirsado inta uusan oran ayuu noqdaa qof ixtiraambalse maahaninuu doono ixtiraam isaga oo karaamadii iska qaaday. Tixgeliya …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Dib u Dhigista Hawsha Maanta oo Aad Berri u Dhigato

  Waa cudurka ugu weyn ee dabarjebiya dhammaan qaybaha nolosha qofku ka horumar doonaya, waa cudur qofka ku kallifa isaga oo nool in uu dhinto, oo uu qofkiiba noqdo isaga oo nool sidi wax dhintay oo aan qaybaha nolosha meel kaga jirin,waana dadka in tabadan marka latilmaamayo ee laxasuusto layidhaahdo hebel ama heblaayo nolosha ayey ka dhaceen, taasoo macneheedu yahay isaga oo aan laaasin oo ifka jooga ayuu haddana dhintay haadabal uu fiirso sida dib uu digashadu ay naftaada uga dhigtay mid dhintay. Haddaba in aad wax kasta dib udhigato oo ay dabeecad ka noqoto waxa ay walaalo yihiin ama …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Rajo Iyo Himilo Sarraysa

  Dadku waa rajo ku nool, qofkastaa waxa uu ku hamiyaa in xaaladda uu markaas ku suganyahay mid ka sii fiican uu gaadho, Inta uu qofku rajo qabo marna kama quusto nolosha ee waxa uu ku dedaalaa sidii uu horumar u hiigsan lahaa.Marka uu qofku nolosha ka rajo dhigo waxaa timaada quus,waxaa isugu mid noqda nolosha iyo dhimashadam, mararka qaarkoodna waxa uu doorbidaa dhimashadahad, rajada wanaagsanwaxa ay nafta ku beertaa kalsooni oo aanlasoo koobi karin,waxa ayna ku gelisaa firfircooni aan xadiidnayn. Haddaba waa maxay rajo wanaaga? Rajo wanaaga waa degenaansho dhab ah,oo naftu ay dareento oo nolosha dhankeeda ah, wanaaga …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Kalsoonida Nafta, Sidee Aynnu u Xoojin Karnaa?

  Inaynnu is tusno awoodda Illaahay ina siiyey ee inaga qarsoon iyo in aannu lakulano dadka inaga khibradda badeen, dhaammain aad latimaado dedaal joogto ah iyo in aad ku niyad samaato kalsooni in aad gaadhayso, oo aad qorshe ka yeelato jidka dheer ee aad marayso,oo la timaado dedaal midho-dhal leh.  Waxa ay qofa dhaxalsiisaa dhaqammo toosan Lana jaan qaada xaaladaha ku harreeraysan.  Kalsoonida naftu waxa ay qofka ka ilaalisaa dhaqmada cadaawadda iyo aargoosiga ah. Qofka naftiisa ku kalsoon waxa uuawoodaa helidda khibrad nololeed, barashada dhaqammo, xirfado iyo inuu si fududguul gaadho, kana dheeraado guuldarrada. Kalsoonida naftu waxa ay …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Sidee Baan u Noqon Karaa Qof Naftiisa ku Kalsoon?

  Kalsoonidu waa lagama maarmaan waana shay qiime aad u ballaadhan ugu fadhida xasilloonida nolosha, qofkasta oo banii-aadamah,taas la’aanteedna aan marnaba la gaadhi Karin himilada iyo geedi socodka nolosha qofka baanii-aadamka ah.Waxa aad barataa naftaada miisan caqligaaga maskaxddaada waxa ku jira gudahaaga miisan saar oo noqo qof naftiisa yaqaan, ha ku xidhin naftaada wax keliya in badan waxa aad furtaa maskaxdaada oo aad bilowdaa in aad kaga shaqaysiiso oo aad wax badan shaqadeeda u dhiibto. Waxa aad kaashataa saaxiibada wanaagsan ee ku sheegaya waxa aad ku wanaagsan tahay. Waayo saaxiibkaa waxa uu naftaada ka ogyahay wax aadan ogayn, tusaale ahaan …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Maxaa Sababa In uu Qofku Ka Cabsado Hawl uu Qabankarayo?

Kalsooni:haddiiaysankalsooni jirin qofku magarankaro awoodddihisa maskaxdaa ama jidheed ee Illaahay siiyey, kaddib qofkasi waxa uu ubaahanyahayin aad ku tidhaahdo wax qabso oo cabashada iska yaree, kalsooni la’aanta haysata oo uu qofku isleeyahay billaad waxan ku fashilaantaa oo aad qaban kariweydaa. Khibrad la’aan iyo aqoonla’aan: Marka hore baro aqoon si aad cabsida uga baxdo, waayo cabsida waxa kamid waxa aadqabanlahaydoo ay ka horjoogto aqoon la’aan marka bili-adaankuna way ka cabsada waxkastaa oo aanay garanan, marka waa in aad magacowda wax kasto oo adiga ku cabsigelinaya si aad uga hortaagto iskuna day wax khibradda. Isku day cid ku caawisa: Oo marka aad …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!