Cabdiraxmaan Maxamed Aadan

About the Author Cabdiraxmaan Maxamed Aadan

Waa qoraa katirsan, waxna ka qora majaladda Afrikaan.so, waxa uu inta badan kusoo bandhigaa qoraalada luuqadiisa Hooyo ee af soomaaliga, daneeyana inuu qeyb lixaad leh ka qaato hormarinta garaadka bulshadiisa, wuxuu wax ka qoraa arimaha diinta, dhaqaalaha, ganacsiga ,wadaniyada, iyo arimaha bulshada. Heerkiisa waxbarasho waa heer jaamacadeed wuxuuna bartay cilmiga Dhaqaalaha, Xisabaadka Ganacsiga, Diploma Maaraynta Shaqaalaha Aadanaha iyo Sayniska Kombuutarka.

Bangiyadda & Kaydka

Wax Kabaro Cilmiga Dhaqaalaha

Waxaan halkaan kusoo bandhigi doona qoraalo koo koban kuwaas oo macno weyn ka bixin doona Maadada Dhaqalaha. Qoraaladaas oo ay ka faa’idaysan doonaan guud ahaan qofki akhrista, ama jecel in u wax ka ogaado dhaqaalaha iyo gaar ahaanba ardayda jecel in ay bartaan Dhaqalaha. Casharadaas oo aan kusoo arruurinay in uu qof walba fikrad fiican ka heysan doono dhaqalaha. Waxaynu ognahey in cilmigu ama aqoontu ay tahey warbixin aad hesho. Hadaba haddii aad fursad u hesho aad ku akhrisato fadlan gaarsii walaalkaa kaleeto si uu isna uga faa’idaysto. Inta aan u gudagalin, waxaan qofkasta ka doonayaa inuu iisoo gudbiyo fikradaha …

Read more 0 Comments
AkhriGanacsadaha

Fahanka Ganacsiga Islaamiga ah

Ganacsigu waxa uu muhiim u yahay adduunka iyo heer-nololeedka aadanaha, xiliyadii hore noloshu wey adkeyd sababtana waxey tahay macaamiisha ayaa iyaga ahaa kuwo sameysta waxey u bahanyihiin, mana aysan jirin kuwo wax walba awooda soo saaridiisa. Hadaba ganacsiga maanta waxa uu noqday mid hormaray oo illahay addoomadiisa u fududeeyey hababka kala duwan oo loo ganacsado. Ganacsiguna hadaba hadaan soo qaadano ‘Staub’iyo ‘Attner’ oo ah  khuburada ku xeeldheer ganacsiga una dhashay Mareykanka ayaa igana ku qeexay ganacsiga sida tan ah. “Ganacsigu waa abaabul yoolkiisu yahay soo-saaridda badeeco iyo adeeg,si loo sameeyo macaash” Hadaba ujeedadeydu waxa weeye in maanta maadama ganacsigu  balaarta, …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!