Cabdillaahi Cismaan Cabdillaahi

About the Author Cabdillaahi Cismaan Cabdillaahi

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan.so wuxuu wax ka qoraa dhaqaalaha, siyaasada, sooyaalka, suugaanta, wuxuu diraaseeyaa taariikhda iyo dhaxalka umaddaha. Qoraaga ayaa ah shaqsi jecel afkeena hodanka ah wuxuuna yiri "Waxaan jeclahay af Soomaaliga waxaan u taaganahayna sidii aan usoo nooleyn lahaa dhaqanka iyo sooyaalkii ay lahayd umadda Soomaaliyeed." Aqoonta qoraaga waa heerka koowaad ee jaamacada, wuxuuna bartaa Bangiyadda iyo Maaliyada.

Siyaasadda & Diplomasiyadda

Mahadhadii iyo Shirqoolkii Madaxwene John F.Kennedy

Madaxweyne Jack F. Kennedy aabbihii wuxuu ahaa Joseph P. Kennedy oo Dagaalkii 2aad ee adduunka ahaa Ambassador-ka Mareykan u fadhiya Great Britain. Intii uu London joogey ayuu shirkadaha khamriga “Whisky-ga” ee Scotland lagu sameeyo qandaraas kula galay in uu keligii Mareykan u dhoofin karo. Ganacsigaas, dakhli badan oo gaadhaya balaayiin Dollar ayuu ka helay. Ambassador Joseph P. Kennedy wuxuu dhalay afar wiil oo kala ahaa Joseph P. Kennedy-Jr, Jack F. kennedy, Robert F. Kennedy, Edward F. Kennedy. Ambassador Joseph P. Kennedy wuxuu ku adkaa in wiilashiisu u tartamaan Madaxweynaha dalka Mareykanka isaga oo wixii dhaqaale ku baxay u hurayey. Wiilkii …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!