Cabdikhaadir Ibraahim Axmed

About the Author Cabdikhaadir Ibraahim Axmed

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waa qoraa qoray in kabadan 50 maqaal oo uga hadlaayo dhacdooyin siyaasadeed, mid bulsheed, dhaqan, gubaabin, gal-daloolooyin u muuqday, tabashooyin, digniino iyo wadiniyad. Qoraaga ayaa ah aqoonyahaan da’yar oo aad u falanqeeya siyaasadda dalka.

Siyaasadda & Diplomasiyadda

Dad Diyaysan Iyo Dal Loo Tashaday?

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum warmatullahi wabarakatuh. Sida aad ka wada dheehan doontaan qormadan waxaan ku gorfayn doonaa xaaladaha cakiran ee ka aloosan dalka Soomaliya,hadaba inta aanan carabka ku dhufan ujeedka qormada waxaan rabaa inaan wax yar oo sharaxaad ah ka bixiyo ereyga “Diyaysan” oo kamid ah ereyada ciiwanka u ah qormada si ay aqristayaasha intooda aan aqoonin aan ugu iftiimiyo kadibna ay si hufan u fahmaan guud …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Garwadeen Gudoon Jilicsan?

  Mahad oo idil Alle ayay u sugnaatay,nabad geliyo iyo naxariis Nabi Maxamed dushiisa ha ahaato iyo intii rumaysay .Assalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Sida aad kawada dheehateen Tusmada Qormada amase ciiwanka qormada,waxay aynu si qoto dheer u darsi doonaa garwadeen gudoon jilicsa.hadaba inta aynaan u gudo galin qormada waxaa aynu si kooban sharax uga bixin doonaa waa maxay Garwadeen gudoon jilicsan? – Eray ahaan waxa ciiwanku uu ka kooban yahay laba eray oo la isku lifaaqay oo kala ah garwadeen,iyo gudoon jilicsan. Waa maxay Garwadeen? Waa hogaamiyaha ama hormuudka ummada ku duwa oo ku haga hilinka toosan,kaasii oo ka badbaadiya …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Muqdishaan Ka Caroonaa, Adhis Ababa Baan u Caroonaa?

  Marka hore Alle ayaa mahad mudan, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato rasuulkii Alle iyo intii ku raacday xaqii lala soo diray. Asalaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatu. Muqdisho waa caasimada qaranka Soomaaliyeed waxay astaan utahay midnimada umada Soomaaliyeed waxay matashaa dhamaan dalka intiisa kale, hadaba mar hadii la xuso Muqdisho macanaheedu waxay tahay in la xusay dalka intiisa kale. Kadib qaran jabkii inagu dhacay hadaan nahay umada soomaliyeed hadba waxaynu wajanahay dhibaato cusub.”muqdishaan ka caroonaa adis baan u caroona” waa mid kamid ah dhacdooyinkii taxanaha ahaa ee inagu dhacayay. Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ah u adeegayaashaa cadowga qaranka ama fududeeyaasha …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Dhagarta Duugan iyo Damanaanta Soomalida!!

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum warmatullahi wabarakatuh. Hadii Eebaha awooda badani inoo ogolaado waxaan qormadan ku darsi doona dhagarta iyo dhabar jabinta shisheeyuhu ugu talo galay Ummada Soomalida, iyo sida dadka Somaliyed ay war mooga uga yihiin dabinadaas loo soo qorsheeyey. Taas badalkeedana ay inta badan dadku ka filayaan in shisheeyuhu uu ka caawin doono sidii dalkooda loo xasilin lahaa loogana caawin lahaa in ay dib uga soo …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Soomaliya: Tubta Toosan ee Saxda ah!!

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum warmatullahi wabarakatuh. Mudo ku siman nus qarni ayaa dalka Soomaaliya yahay dawlad la,aan walina dalku ma helin dawlada hanata hogaaminta dalka iyo dadka, Hadaba waxa aynu qormadan ku faaqidi doona waxaa yaabaha gun dhiga u  ah inaan ka ambano tubtii toosnayd. Eeebe wayne waxaa uu Qura,ankiisa qiimaha badan ku yiri (ان يريدا اصلاحا يوفق لله بينهما) hadii aad doonaysaan heshiis Ilaahay waa idin …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Xumaha Ay Xambaarsantahay Cilmaaniyadu?

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay Allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh. Inta ay ku gudo jirno qormadan waxa aynu isku dayi doonaa inaan si qoto dheer oo cilmiyaysan  uu lafa gurno waxa ay tahay cilmaaniyadu , halka ay kasoo jeedo,waxa dhaliyay soo if bixideeda iyo islaamka waxaa uu ka qaba cilmaaniyada. Anagoo dhinacyo badan iska taagi doonaa.   Waa maxay cilmaaniyad? Cilmaaniyadu waa  erey asal ahaan Latiin ah ( Latin word ) …

Read more 0 Comments
Qoyska & Horumarinta Bulshada

Dhaqan Dhumay iyo Dhalanteed Bilowday, oo Ay Dhalintu Horboodayso!!

  Ammaan  oo dhan waxay u sugnaatay Allaah (SWT) ee nagu manaystayn nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo Rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salamaynaa guud ahaan Muslimiinta gaar ahaan kuwa Soomaliyeed. Asallaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Waxa aan halkaan idiin kusoo gudbin doona Qormo ka hadli doonta dhaqanka Soomaliyeed anagoo kala ah labada Qoraa ee Qoraa Cabdiqaadir Ibraahim Axmed ( Kambale ) iyo Qoraa Cabdiraxmaan Maxamed Warsame ( Guure ) ee ka bogosho wacan.                                 Waa Maxay dhaqan? Dhaqan waa astaamaha iyo aqoonta ay bulsho meel degan ay leeyihiin iyadoo laga eegayo dhinac walba sida Luuqada,diinta,fikirka,cadaadka bulshada,fanka …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Macnihii Wadaninimo Wax ii Meersha Maan Arag?

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay Allah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo an xisaab lahayn iyo Rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamaynaa guud ahaan muslimiinta gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallamu calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Waxaan  halkaan idiin ku soo gudbin doonaa qormo ka hadli doonta wadaniyada anagoo kala ah labada Qoraa ee Qoraa Cabdiraxmaan Maxamed Warsame( Guure) iyo Qoraa Cabdiqaadir Ibraahim Axmed (Kambale) eeka bogasho wacan. Waa maxay wadaninimo? 1-Wadaninimo waa dareen ku abuuran dadka oo muujinaya daacad u ahaanshaha dalkooda iyo sidoo kale in ay ku faraxsanyihiin kuna qanacsanyihiin dhulkooda waliba aaminsanyihiin in uu …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

Xanuunka Maalinta Nakba oo Kale, Malaga Yaabaa Inay Soomaaliya Lasoo Gudboonaato?

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW).Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta,gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.Asallaamu calaykum warmatullahi wabarakatuh. Bilow hortiis inta aanan u gudo galin u jeedka ay daaran tahay  qormadaani waxaan jeclahay inaan iftiimiyo waa maxay maalinta Nakba ( يومالنكبة)?. Maalinta Nakba oo ku beegan 15 bisha May waa maalin xasuus xanuun badan ku leh ummada reer Falastiin, waa maalin ay xusaan xasuuqii iyo barakicintii ay yuhuuda ku sameeyeen tuulooyinka iyo magaalooyinka ay degenaan jireen intii u dhaxeysay sanadihii 1947 illaa 1949.  …

Read more 0 Comments
Siyaasadda & Diplomasiyadda

AMISOM: Adeegayaasha Minjo-xaabinta Israaca Soomaliyeed!!

  Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum warmatullahi wabarakatuh. Ciidamada loogu magac daray nabad ilaalinta ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan Amisom( African mission for Somalia ) waxa ay wadanka soomaliya soo galeen dabaqayadii sanadkii 2007 iyagoo oo markaas mandatekooda lagu sheegaya inuu yahan nabad ilaalin oo kaliya iyo sugida madaxda qaranka iyo waliba waardiyaynta goobaha muhiimka ah ee ay kamid ka yihii madaxtooyada ,xarunta barlamaanka iyo airprortka …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!