Cabdikariim Axmed Muuse

About the Author Cabdikariim Axmed Muuse

Waa qoraa ka tirsan bahda qalinleyda ee Afrikaan.so waa falanqeeye culuumta kiimikada, diraaseeye taariikhda iyo dhaxalka islaamka. Waxa uu wax ku bartay Suudaan gaar ahaan magaalada Khartoum, waxa uu shahaadada koowaad ku qaatay culuumta warshadaha, waana qoraha Allelopathic plants book (parthenium hysterophorus) & maqaalo la xidhiidha culuumta kiimikada. Qoraaga wuxuu wax ka qoraa saamaynta maadooyinka kiimikada kala duduwani ay ku leeyihiin bulshada iyo deegaanka, arimaha bulshada iyo is barbardhiga taariikhdii hore iyo tan hadda joogta iyo qoraalada ku salaysan sidee ummada loo badali karaa?

Caafimaadka iyo Sayniska

Qaadku Waxa uu Ka Baxaa Wadamo Badan oo Afrika ah

Qaadku waxa uu ka baxaa wadamo badan oo Afrikaan ah, ogaanshaha kiimikada ku jirtaa waxay soo martay jaranjarooyin kala duduwan waxaanay ahaayeen sida tan: In la diwaan galiyo qaadka 1775(catha edulis forsk , waa magiciisa scientific_ga ah) Waxa la diyaariyay ephedrone iyo mephedrone 1928/1929 Waxa la ogaaday inay caleemaha qaadka ku jirto maadada cathine la yidhaa 1930. Waxa la diyaariyay maadada pyrovalerone bilawgii 1970’s Waxa la ogaaday inay maadada cathinone ku jirto qaadka sanadkii 1975. Waxa lagu daray liiska daroogada ee maraykanka maadada cathinone 1993. Waxa la diyaariyay maadada methylone 1996. Waa la gaday iyadoo adeegsanayo qarax ahaaheed maadadan(methylone) Natherlands …

Read more 0 Comments
error: Content is protected!!