Cabdikariim Xuseen

About the Author Cabdikariim Xuseen

Cabdikariim Xuseen Guuleed wuxuu ahaa madaxweynihii horre ee Galmudug. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya. Cabdikarim Xuseen Guuleed, Waxaa uu muddo ka badan 20 sano ka badan ka shaqeynayey African Muslim Agency(AMA) xafiiskeeda Soomaaliya.

Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Dhacdada Qalbi Dhagax, Dhacdo Lama Filaan Ah

Maalmahii la soo dhaafay Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba waxay isku dareen ka noqdeen dhacdadii lagu dhiibay Muwaadinka Soomaaliyeed ee Abdixakiin Qalbi Dhagax haddaba waxaa isweydiin mudan maxaa dadka dareenkooda ilaa heerkaan kiciyey oo Dowladdii iyo Hogaankii ay sidii la ogaa doorashadiisa u soo wada dhaweeyen una taageereen hal mar oga soo horjeenteen, anigu koley waxay ila tahay in arintaas ay salka ku heyso arimaha soo socda: Dareenka ay Dadweynaha Soomaaliyeed ka qabeen Hogaankooda Cusub inuu tusaale u yahay Wadaniyadda iyo ilaalinta Karaamadooda iyo Xuquuqdooda, taas oo dhacdadaani markii ay dhacday lama filaan iyo amakaak ku noqotay, keentayna …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!