M. Siddiq Gumush

About the Author M. Siddiq Gumush

Faafinta Kitaabka Xaqiiqada QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo Waxaa tarjumay Kitaabkan M. Siddiq Gumush

Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 9aad

Diin waxaa layiraahdaa axkaam uu Allahu Tacaalaa kusoo dajiyey anbiyadiisa dushoda si uu dadka ubaro waxii Allahu Tacaalaa raali galinayo iyo acmaasha in lala yimaadaa ay waajib tahay si loogu gaaro aduun iyo aakhiraba liibaanta diin lama yiraahdo waxyaabaha khiyaalka ah ee ay maan gaabyadu ay caqliyadoodu ay kasawireen si uu Allahu Tacaalaa raali uga noqda waxaa kuwaajib ah inuu muslimo qofkii aan musliminna waxaa lagu magac aabaa gaal. Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa Allahu Tacaalaa inuu rumeeyo caabudo shareecadana kuraaco qawl iyo ficilba cibaadadana uu layimaado dar Allahu Tacaalaa shareecana waxaa layiraahdaa waxii uu Allahu Tacaalaa amray iyo …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 8aad

Khulaasatu al Kalaam) Sheykh Yuusuf nabhaani “rahmatullahi caleyh” Waxa Uu Risaaladiisa Ku Sheegay Sidatan51(Waxa mahadleh illaaha hanuuniya qofkii uu doono, qofkii uu doonana dhumiya aqbala qofkii ka barya in uu kabadbaado baadi oo uu gaaro liibaan joogta ah) Nabad galyo iyo naxariis ha ahaato Nabigeena Muxamed ah sayidka nabiyada iyo kuwa dhahiran ehelkiisa iyo asxaabtiisana naxariis dushooda ha ahaato intaa ka dib tani waa risaalo aad uyar cilmigeeduna uu aad ufarabadan yahay waxa akhrista oo ka fa’iidaysta qofkasta oo caqli leh garsoorena ah, risaaladatan waxa akhrista qofkii uu Allahu Tacaalaa la doono in uu ku hanuuniyo wadada toosan ee xaqa …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 7aad

Cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u hayo. Qofkii akhriya qoraalada jaajuusiga ingiriisiga ah ee ku cadayd qaybtii kowaad ee buugaan waxuu macluumaad dheeri ah kahelayaa fikrada ingiriiska ee kusaaabsan colaadda ay muslimiinta uqabaan waxaan kaloo ogaanaynaa sikooban qaabka ay muslimiinta dhibaatada ugu gaystaan uguna dul fuliyaan awaamiirta kasoo fushay wasaarada gumaysiga ee Ingiriiska waa dad kibir badan isla wayn naftooda u arko xurmo inay mudan tahay dadka kalana u arko inay xaqirnaan mudan yihiin. Ingriisku dadka waxaa uu uqaybiyey saddex qaybood qaybta kowaad oo Allahu Tacaalaa abuuray ayagoo insaan ah waa Ingiriiska qaybta labaad ee reer yurub iyo Ameerkaanka midabka cad …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 6aad

Xoghayuhu wuxuu itusay sirtii labaad ee uu ii balan qaaday ee aan aad ugu hilowsanaa kadib markii aan ladhacay sirtii 1’aad, sirta labaadna waxay kakobnayd konto waraaqood oo lagu qoray siyaasado qoto dheer oo loogu talagalay in lagaga taqluso Islaamka iyo musliminta hal qarni gudahiis ilaa uu Islamka kanoqdo sheeko markii uu ahaa xaqiiqo kadib qodobadaasna waxaa loo diyaariyey inay ku hawl galaan ragga ay udirsayso wasarada gumaysiga inay u isticmaasho arimaha Islamka waxayna kakoobnaayeen toban iyo afar qodob waxayna kadigtay wasaaradu in lafaafiyo sirtaas waxayna amar adag kubixisay in la qariyo oo aysan musliminta ogaan si aysan difaac uga …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 5aad

Halkaan hoose ayaad ka heli kartaa dhammaan qaybaha buugga oo dhammeystiran: http://www.tukesomalism.com/archives/author/buugga2019 Muddo dheer markii aan ku noolaa magaalda Baqdaad wasaaradu waxa ay amar igu siisay in’aan imaado, magaalada Landan xageed ayaan usoo kici timay waxa aan kulama la qaatay xoghayaha iyo xubno ka mid ah wasaarada. Waxaan uga warbixiyay wax yaabihii aan soo arkay iyo wixii aan soo qabtay intii aan ku jiray safarkii dheeraa waxa ay si’aad ah ugu farxeen warbixinadii aan kasiiyay wadanka Ciraaq aad ayeyna ii gu mahad celiyeen. Horay ayaa waxa aan ugu soo diray warqado aan ku faahfaahinayey mudadii aan safarka ku jiray. Waxaa …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 4aad

Halkaan hoose ayaad ka heli kartaa dhammaan qaybaha buugga oo dhammeystiran:  http://www.tukesomalism.com/archives/author/buugga2019 Aayadii aan soo marnay waxa ay oranaysaa in lala jihaado gaalada iyo munaafiqiinta lama cadaynin qaabka uu jihaadku yahay, jihaadka gaalada lalagalaa waa dagaal, jihaadka munaafiqiinta lalagalaana waa wacdi iyo nasteexeeyn] Muxamed Cabdi Wahaab — waxa uu yiri nabigu carrabka ayuu kala jihaaday munaafiqiinta. — Waxaan ku iri hadaba in carrabka laga dagaalamo ayaa faral ah ee dagaalka tooska ahi faral ma’ahan waxa uu yiri — Nabigu gaalada waa uu ladagaalamay, waxaan ku iri waxa ku kalifay nabiga naftiisa ayuu difaacayey markii ay gaaladu damceen in ay dilaan, …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 3aad

Qaybtaan qaybihii ka horeeyay waxaan ka wada aqrisan kartaa halkaan: http://www.tukesomalism.com/archives/author/buugga2019   Sagaalkii nin iyo anigaba wasaarada ayaa waxa ay amar nagu siisay in aan dib ugu soo laabano magaalada Landan hasa ahaa tee waxaa soo laabtay lix qofood oo kaliya afartii kalena mid ayaa islaamay waxana uu dagay wadanka Masar sida uu noogu war bixiyo xog hayihii, hase ahaatee waxa uu ka muu jiyay wanaag maxaa yeelay ma uusan fashilin sirtii. Wasaaradda ayaa inoo yeertay afarta nin si nalooga dhagaysto warbixinno ku saabsan shaqadii naloo diray, waxaa kasoo qaybgalay shirka dhammaan xubnaha wasaaradda iyo dadwayne fara badan, saaxiibaday waxa …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 2aad

  Wasaarada gumaysigu ayaa waxa ay iidirtay sanadkii Hijriga marka uu ahaa 1122 Hijriga oo ku beegan 1710 Miilaadiga wadamada Masar, ciraaq, Xijaas iyo Istanbuul si’aan uga soo uruuriyo xog dhamaystiran oo ku saabsan sidii loo burburin lahaa muslimiinta sidoo kale wasaarada waxa ay igu dartay sagaal qof oo firfircoon si ay ula wareegaan xukuumada qeybaheeda kala duwan iyo dhulka muslimiinta,wasaaradu waxay noogu deeqdey hanti nagu filan, warbixin laga maarmaan ah, khariirado, magacyada madaxweenayaasha, culimada iyo kaaba qabiilada, mana aanan hilmaamin xoghayihii wasaarada markii uu nagu sagootiyay isaga oo ku hadlaya afka Masiix waxa uu yiri (guushiinu waxa ay u …

Read more 0 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaDiinta Islaamka

QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 1aad

  Baadariyaasha, kirishtaanka iyo yahuuda waxay faafiyaan waxa loo yaqaano Talmutu, halka Istanbul Xaqiiqda Kitaabka ay ka faafiyaan Islaamka meesha baadirayaasha aysan heysan wax diin ah waxayna u shaqeeyaan dantooda. Iyada oo la isticmaalaayo caqli, cilmi, iyo naxariis gaalada waan u isticmaali karnaa si aan wax ugu sheegno. Si’aan u caawino faafinta, dadka aduunka oo dhan iyo aakhiro waa in aan ka shaqeynaa arintaa taas oo sabab u noqoneyso in ay ku soo biiraan muslimmiinta. Dadka faa’ido iyo qiimo maleh haddii ay aysan caawinin dadka kale. Gaalada iyo Yahuuda waxay gacmahooda ku badeleen kitaabyadii loo soo dire ee kala ah …

Read more 0 Comments
error: Content is protected !!