Aanadii Negeeye – Qeybtii 26aad

Views: 83 Aanadii Negeeye – Qeybtii 25aad Maalmihii uu arooska isu diyaarinayay ayuu Raage mar uun ina adeertii Leyla waayay. Wuu ogaa in ay noqonayso hormuudka hawsha arooska, laakiin in aanu dhawr cisho oo isku xiga arag sababteeda ma uu fahmin. “Waxaan u malaynayaa in aan socdaal Burco ah ka maqlay”, ayay Deeqi Raage ku tidhi. “Ma socdaal sidaas kediso u ah? Ma Negeeye ayay wax ku dhaceen?” “Fili maayo, waxa ay se hadalhaysay arrin ay doonaysay in ay Negeeye degdeg uga la hadasho.” “Laakiin maxaa iyada oo aan cid sagootiyin subax keliya dhaqaajiyay?” Wayddiintaa ayuu ku soo celceliyay isaga … Continue reading Aanadii Negeeye – Qeybtii 26aad