QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 1aad

Views: 1,879   Baadariyaasha, kirishtaanka iyo yahuuda waxay faafiyaan waxa loo yaqaano Talmutu, halka Istanbul Xaqiiqda Kitaabka ay ka faafiyaan Islaamka meesha baadirayaasha aysan heysan wax diin ah waxayna u shaqeeyaan dantooda. Iyada oo la isticmaalaayo caqli, cilmi, iyo naxariis gaalada waan u isticmaali karnaa si aan wax ugu sheegno. Si’aan u caawino faafinta, dadka aduunka oo dhan iyo aakhiro waa in aan ka shaqeynaa arintaa taas oo sabab u noqoneyso in ay ku soo biiraan muslimmiinta. Dadka faa’ido iyo qiimo maleh haddii ay aysan caawinin dadka kale. Gaalada iyo Yahuuda waxay gacmahooda ku badeleen kitaabyadii loo soo dire ee … Continue reading QIRASHADII JAAJUUSKA INGIRIISKA Iyo Cadawtinimada Ingiriiska ee Islaamka u hayo -Qaybtii 1aad