Facebook Comments

AfrikaanMaxaa Cusub?

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

Caafimaadka iyo Sayniska

Kiimikada waxa-nool

  Waa qayb kamid ah sayniska kaas oo qaabilsan geedi socodka kiimikeed iyo kiimiko duleed ee ka dhexdhaca walxada kujira noolayaasha. Kismisteri waa qayb kamid ah saynis duleedka kaas oo lagu barto falgalka, qaabdhismeedka, sifooyinka iyo isbadalka walxaha. Kimisterigu waxa uu si wayn u quseeyaa falgalka iyo isbadalka qurubyada iyo malakuyuulada tusaale ahaan, Sifooyinka dabarada kiimikeed ee ku samaysmay isku dhiska kiimikada. Barashada kiimikada ee la xariirta elektoroonada iyo kala duwanaashaha noocyada  tamarta ee  falcelinta footo kimikaalyada, falgalada ridhokiska, isbadalada wajiyada maatarka iyo kala saaritaanka isku dhiska, diyaarinta iyo sifooyinka walxaha qalafsan, sida biraha isku dhafan , caagaga, moleekuyuulada noolaha, …

Read more 0 Comments
Falsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshada

Muxuu Xambaarsanyahay Bayaanka Manifesto 2?

Bayaan loogu magac-daray manifesto 2 oo ay saxiixeen todobaatan qof oo isugu jira siyaasiyiin, waxgarad, aqoonyahaniin, qoraayaal, macalimiin jaamacadeed iyo indheergarad ayaa lagu dalbanayaa badbaado qaran. Waxay ku baaqayaan in la badbaadiyo siyaasadda waddanka oo ku sii dhacay haadaan dheer. Saddon sano ka hor (May, 1990) ayeey ahayd markii la soo saaray bayaankii kowaad(Manifesto-1) oo in kabadan boqol qof oo aan cidina ka maqnayn ay ku baaqeen badbaadinta waddanka oo ka sii lalmanayey loolli qaxaabo badan. Cidi se dhag jalaq uma siin oo dacartii waa innaga illaa hadda muudsanayna. Markii indho daahfuran oo ka madax banaan indho mucaarad iyo mid …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Ganacsiga & Dunidda

Hoyga Xikmada Ganacsiga

Dhaqaalaha iyo Siyaasadda

Dekadaha Garacad iyo Hobyo

Hashu way caana badan tahaye weelasha aynu badsano! Marka aan ka tagno macna yarida dadka soomaalida ahi ay wax ku qaybsadaan iyo hoos isu eegashada in badan dadkeenu ku mashquulsan yahay, ee aan wax ku qaymayno waxa aduunka ka jira iyo sida aadanaha hormarka sameeyay uu u fakaro waxaa inoo soo baxaya wax aad uga duwan waxa aan nolosha iyo hormarka ka fahansannahay. Waxaan ogaanaynaa noloshan casriga ah wadamada siyaasad ahaan ayaa loo kala leeyahay ee dhaqaala ahaan iyo ganacsi ahaan nolosha casriga ah waa la wadaagaa, suuqyaduna waa kuwa dadka oo idil ka dhexeeya (Suuqa Dubai Tusaale kuugu filan), …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha iyo Siyaasadda

Cashuurta iyo Kaalinta Ay Ku Leedahay Dowladnimada.

Dowladi waxa ay dakhliyo kala duwan ‘different income’ ka heshaa ilo kala gedisan ‘different source’.  Dowladi ma shaqayn karto hadii aan dakhli jirin. Dakhliga na waxa ay ka heshaa dadka. Dowlad kasta oo dunida ka jirtaa dadkeeda waxa ay ka heshaa dakhli kala duwan oo ay ku socod siiso hawlaha qaranka (Implementation of national work). Dakhligu waa mishiinka dhaqaajiya shaqada dowlada, adeegyadda bulshada, iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Noocyadda dakhli ee dowlad soo gala guud ahaan waxa lagu soo koobaa toddoba qaybood; Dakhliga cashuuraha (revenue from tax). Dakhliga adeega (revenue from service). Dakhliga deeqaha (revenue from grants). Dakhliga hantida dowlada (revenue from …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha iyo Siyaasadda

Waa Maxay Suuqa Xorta Ah ’Free Market’ ?

Waa Maxay Suuqa Xorta Ah? Suuqa xorta ah ”waa erey lasoo koobay oo macnahiisa noqon kara isweydaarsi’ oo bulshada dhexdeeda ah. Isweydaarsi kasta waxaa loo fuliyaa sidii heshiis ikhtiyaari ah oo u dhexeeya laba qof ama u dhexeeya kooxo dad ah oo wakiilkoodu matalayo. Labadan shaqsi (ama wakiilo) ayaa isdhaafsada laba badeecadood oo dhaqaale ah, ama badeecooyin la taaban karo ama adeegyo aan la taaban karin. Tusaalle, markaan iibsado joornaal wargeys ah oo konton senti oo shillin Soomaali ah, wariyaha iyo aniga waxaan isdhaafsanaa laba baddeecadood: Waxaan dhiibaa konton senti oo shillin Soomaali ah, wariyaha iibiyana wuxuu iska dhigayaa wargeyska. …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

Kiimikada waxa-nool

  Waa qayb kamid ah sayniska kaas oo qaabilsan geedi socodka kiimikeed iyo kiimiko duleed ee ka dhexdhaca walxada kujira noolayaasha. Kismisteri waa qayb kamid ah saynis duleedka kaas oo lagu barto falgalka, qaabdhismeedka, sifooyinka iyo isbadalka walxaha. Kimisterigu waxa uu si wayn u quseeyaa falgalka iyo isbadalka qurubyada iyo malakuyuulada tusaale ahaan, Sifooyinka dabarada kiimikeed ee ku samaysmay isku dhiska kiimikada. Barashada kiimikada ee la xariirta elektoroonada iyo kala duwanaashaha noocyada  tamarta ee  falcelinta footo kimikaalyada, falgalada ridhokiska, isbadalada wajiyada maatarka iyo kala saaritaanka isku dhiska, diyaarinta iyo sifooyinka walxaha qalafsan, sida biraha isku dhafan , caagaga, moleekuyuulada noolaha, …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Afarta qaybood ee ugu waa wayn kemisteriga

  Kiimiko duleed: Waa laan kamid ah laamaha kiimikada taas oo qusaysa adeegsiga farsamooyin iyo aragtiyo fiisigiseed si loo barto nidaamyada kiimikeed. Kiimiko duleedka marka la barbardhigo fiisikis duleedka, sida qaalibka ah waa wax la arki karo, sida inta badan ay ku tusayso aragtiyada la xariira. Kiimikada wax yaabaha la taaban karo waxay kusalaysan yihiin afkaaro la xariira qaab dhismeedka qurubka. Intii lagu guda jiray qarnigii 19aad, kiimiko duleedku wax ay door muhiim ah ka ciyaartay fikradii Wilhelm Ostwald’s iyo Jacobus Henricus van’t Hoff’s oo ka shaqaynayay isku dheelitirka kiimikooyinka. waxay sidookale door muhiim ah ka qaadatay aragtidii Svante Arrhenius …

Read more 0 Comments
AkhriCaafimaadka iyo Sayniska

Sideen U Hormarin Karnaa Caafimaadka Caqliga iyo Maskaxdeenna?

Caafimaad qabka Maskaxda iyo caqliga aadanaha waa qeybaha ugu muhiimsan ee ubbaahan kawar qabidda, balse inteenna badan kuma baraarug sanin oo iskumaba dhibno in aan niraahno maxaaa uroon caqliga iyo maskaxdeenna. Guud ahaan waxa ugu badan ee saameeya maskaxda iyo garaadka qofka waa isku buuqa (Depression). Aqoon hore looma lahayn cudurka isku buuqa balse waa cudur soojireen ah waxa uuna ku dhacaa Maskaxda, taasina waxa ey sababtaa in uu qofku howl ama shaqo qabsan waayo, intabadanna waxa uu kadhashaa cudurkaan waayidda waxa uu qofku jecelyahay, ha’ahaadaan qof, shaqo ama xuriyadd. Saameynta deegaanka ayaa iyana qeyb weyn kaqaadata isbedallada ku dhaca …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!